3/25/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Talaado, September 25, 2012

Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Diyaarado dagaal oo aan la garaneyn cidda iska leh ayaa maanta duqeymo xooggan ka geystay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 24, 2012

Isniin, September 24, 2012 (HOL) — Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen waxyaabihii tan iyo markii la dhisay u qabsoomay, iyadoo sidoo kale la dhaariyay maanta labadii mudane ee ugu dambeeyay baarlamaanka, kuwaasoo buuxiyay kuraasta baarlamaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 23, 2012

Axad, September 23, 2012 (HOL) — Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa goor-dhawayd ka qarxay deegaanka Janaa cabdalle oo 60 KM dhanka galbeed kaga began magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 22, 2012

Sabti, September 22, 2012 (HOL) — Ciidamo ka socda dalka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowgga Africa AMISOM kuna qalabeysan gadiidka dagaallka ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 21, 2012

Jimco, September 21, 2012 (HOL) — Warieyaashii ku dhintay Qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso Muqdisho, iyadoo tani ay ka dhigayso tirada wariyeyaasha lagu dilay sannadkan Soomaaliya 12-wariye oo intooda badan ku dhintay Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 20, 2012

Khamiis, September 20, 2012(HOL): Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax caawa fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Baar Village oo ku yaalla meel u dhow gurigii haweenka iyo tiyaatarkii Muqdisho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]