Ururka Difaaca Xuquuqda Aadanaha ee Puntand oo Baaq kasoo saaray Colaada Gaalkacyo; AKHRI

Talaado, November 08, 2016 (HOL) Xafiiska Difaaca Xuquuqul Aadanaha Puntland, ayaa maanta Baaq Nabadeed ka soo saaray Colaadda ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyagoo ku baaqay in la joojiyo dagaalka u dhexeeya Maamullada Galmudug iyo Puntland.

AKHRISO; Baaqa lagu Dalbanayo Joojinta Colaadda Gaalkacyo;

Abaadir C/qaadir Cilmi, Hiiraan Online
E-mail: [email protected]
Garoowe, Puntland - Soomaaliya