AKHRISO: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha oo soo saaray War-saxaafadeed

Talaado, Oktoobar 06, 2015 (HOL) — Xildhibaannadii 12-kii bishii Ogoosto ee sannadkan mooshinka ka keenay madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray war-saxaafadeed ay uga soo hor-jeedaan go’aankii uu mooshinkooda kasoo gaaray guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Haddaba, AKHRISO War-saxaafadeedka ay Xildhibaannadu Maanta soo saareen;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online  
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya