War-saxaafadeedka oo nuqul kamid ahi soo gaarey Hiiraan Online waxaa lagu sheegay in Puntland ka walaacsan tahay in khilaafku caqabad ku noqdo shaqooyinka dowladda iyo weliba qorsheyaashii la doonayey inay hirgalana kahor sanadka 2016.
Waxaa sidoo kale lagu sheegay in Puntland ka xuntahay raalina ka ahyn in dhaqaale lagu bixiyo sidii lagu burburin lahaa hay'adaha dastuuriga ah ee dalka, waa sida war-saxaafadeedka lagu xusaye.

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online[email protected]
Puntland, Soomaaliya