4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Oct 18, 2013
DAAWO SAWIRRADA: Alaabta Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay Madxaf laga furay Minneapolis

Jimco, Oktoobar 18, 2013 (HOL) — Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa laga furay madxafkii ugu horreeyay oo Soomaaliyeed oo dalka dibaddiisa laga furo, kaasoo lagu soo bandhigi doono alaabaha ay Soomaalidu u leedahay dhaqanka iyo hidaha.

Madxafkaan oo soo jiitay indhaha Soomaalida iyo dadka kale ee Ajnabiga ah ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo laga furu dalka dibaddiisa, halkasoo ay muddo 22-sano qoxooti ku yihiin boqolaal kun oo Soomaali ah.

Haddaba halkan hoose Daawo Sawirrada Madxafka:















Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya