4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, May 31, 2020

Axad, May 31, 2020 (HOL) - Ugu yaraan 10 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday 13 kalena way ku dhaawcmeen qarax miino oo haleeyay gaari hoomay ah oo marayay wadada Lafoole ee gobolka Shabeeladda hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 30, 2020

Sabti, May 30, 2020 (HOL) - Golaha Ammaanka ayaa isku raacay kulan 29kii Maajo ku dhexmaray qadka internetka in waqtiga loo kordhiyo howlgalka ciidamada Amisom ee Soomaaliya. Muddo sagaal bilood ah, ayaa loo kordhiyay, iyadoo sabab looga dhigay si ay u taageeraan amniga doorashooyinka Soomaaliya ee qorshaysan 2020/2021.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 29, 2020

Jimco, May 29, 2020 (HOL) - Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa maalintii sadexaad ka socda muhaaraadyo rabshado wata, kuwaas oo lagu dalbanaayo in la soo xiro saraakiishii ciidanka booliska ee lagu eedeeyay inay dileen George Floyd oo ahaa African-American.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 28, 2020

Khamiis, May 28, 2020 (HOL) - Wararka ka imanaaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelladaa dhexe ayaa waxay sheegayaan in la keenay meydka 9 dhalinyaro ah oo shalay laga qafaashay deegaanka Gololley oo 8KM u jira degmadaasi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 27, 2020

Arbaco, May 27, 2020 (HOL) - Waan waan lagu dhex dhexaadinayo madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka socota magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]