Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, May 31, 2020
Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin ay sheegeen inuu ahaa Sixirlow
Axad, May 31, 2020 (HOL) - Kooxda Al-shabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay 50 jir ay ku sheegeen inuu ahaa Sixirlow dad badan ku dhibaateeay degmad Qoryooleey ee goboka Shabeeladda hoose.
Maxkamad kutaala gobolka Shabeeladda hoose oo hoos tagta maamulka Al-shabaab, ayaa ninkaan oo lagu magacaabi jiray Abuukar Xaaji Cumar shalay ku fulisay xukun dil ah oo ay goob joog u ahaayeen dadweyne.
Al-shabaab waxay tilmaameen inuu muddo shan sano ah ku shaqeysanayay sixirka islamarkaana uu dad badan ku dhibaateeyay.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo xaqiijisay 60 kiis oo COVID-19 ah
5/31/2020 1:05 PM EST
Axad, May 31, 2020 (HOL) - Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah xaqiijisay 60 xaaladood oo cusub oo ah CVIDID-19, taasoo tirada guud ee cudurka ka dhigtay 1,976.
Guddoomiyaha barlamaanka Somaliland: Faysal Cali Waraabe waxa uu ka hadlay looma dulqaadan karo, waa dambiile qaran
5/31/2020 1:03 PM EST
Axad, May 31, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha barlamaanka Somaliland, Baashe Maxamed Faarax, ayaa ku tilmaamay wax aan loo dulqaadan Karin hadaladii kasoo yeeray Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID.
Maamulka Cisbitaalka Madiina oo ka warbixiyay dhaawacyo goor dhow la gaarsiiyay
5/31/2020 5:50 AM EST
Axad, May 31, 2020 (HOL) - Agaasimaha Cisbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho Dr. Maxamed Yuusuf oo goor dhow warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu ka warramay xaaladda dhaawacyadii lasoo gaarsiiyay ee kamid ka ahaa dadkii ku waxyeelloobay qaraxii ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka Muqdisho.
Shir lagu heshiisiinayo beelo ku dagaallamay duleedka Kismaayo oo ka furmay magaaladaas
5/31/2020 5:28 AM EST
Axad, May 31, 2020 (HOL) - Waxaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo dhowaan ku dagaallamay duleedka galbeed ee magaaladaasi, waxaana soo qaban-qaabiyay maamulka Jubbaland.
10 qof oo ku dhintay qarax miino oo haleelay gaari shacab ah oo marayay degaanka Lafoole
5/31/2020 4:07 AM EST
Axad, May 31, 2020 (HOL) - Ugu yaraan 10 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday 13 kalena way ku dhaawcmeen qarax miino oo haleeyay gaari hoomay ah oo marayay wadada Lafoole ee gobolka Shabeeladda hoose.
General Odawaa oo beeniyay in ciidamada xoogga dalka ka dambeeyeen howlwadeenadii caafimaad ee lagu laayay Golalay
5/31/2020 2:37 AM EST
Axad, May 31, 2020 (HOL) - Taliyaha ciiddanka xoogga Somaaliya General Odawaa Yuusuf Raage ayaa beeniyay inay ciidamada xoogga dalka ka dambeeyeen falkii lagu laayay 8 dhalinyaro ah oo howlwadeeno caafimaad ah oo ka howlgalayay tuulada Golaley ee gobolka Shabelle Dhexe.
Somali News
Tanker truck barrels into thousands of protestors marching on 35W
-
Star Tribune
5/31/2020 7:39 PM EST
A tanker truck barrelled north through a crowd of thousands of protesters marching on the I-35W bridge in Minneapolis just before 6 p.m. Sunday.
Tired of watching their city burn, Minneapolis neighborhoods defend themselves
-
MPR NEWS
5/31/2020 4:14 PM EST
After days of watching their city burn, frightened and angry Minneapolis residents mobilized Saturday night to protect their neighborhoods, setting up shifts to watch over their blocks or barricading their streets to keep out troublemakers.
Somalia Livestock Price Bulletin, May 2020
-
FEWS NET
5/31/2020 3:27 PM EST
The Famine Early Warning Systems Network (FEWS NET) monitors trends in staple food prices in countries vulnerable to food insecurity. For each FEWS NET country and region, the Price Bulletin provides
Somalia maintains polls are set for early 2021 despite virus threat
-
CGTN
5/31/2020 6:07 AM EST
Somalia will push ahead with plans to hold presidential and parliamentary elections in early 2021, removing doubt that it will delay the vote because of the spread of COVID-19.
Somali minibus hits roadside bomb, six killed
-
Reuters
5/31/2020 6:04 AM EST
At least six people were killed on Sunday when a minibus struck a roadside bomb near the Somali capital Mogadishu, police and witnesses said.
Ten killed, 13 injured in landmine blast in in Afgooye
-
HOL
5/31/2020 4:42 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A landmine explosion Sunday killed at least 10 people and injured 13 others after it hit a passenger vehicle in the outskirts of Mogadishu.
Worshippers return to Saudi mosques as lockdown eases
-
Khaleejtimes
5/31/2020 12:51 AM EST
Over 90,000 mosques in Saudi Arabia reopened their doors to worshippers on Sunday morning after over a two-month closure as part of an ease in the curfew restrictions to prevent the spread of the novel coronavirus.
African-American congresswoman pepper-sprayed during racism protest
-
Politico
5/31/2020 12:47 AM EST
Joyce Beatty was trying to deescalate a confrontation with police.
Djibouti reports 280 new COVID-19 cases as tally surges to 3,194
-
Xinhua
5/31/2020 12:29 AM EST
Djibouti's Ministry of Health on Saturday announced 280 new COVID-19 cases, bringing the total number of confirmed cases in the Horn of Africa nation to 3,194 as of Saturday afternoon.
Massive new broadband cable to connect 16 African nations
-
All Africa
5/31/2020 12:25 AM EST
London — In July last year Google initiated the Equiano cable. The announcement of the 2Africa cable which involves Facebook completes the second generation cable build announcements. Russell Southwood talked to Ibrahima Ba, Network Investments Lead at Facebook about how it might work.
Immigrant business owners, hit hard by vandalism and looting, want justice for Floyd
-
Sahan Journal
5/31/2020 12:14 AM EST
Along the trail of looting and vandalism left by a violent outburst of protest against the police killing of a black man, immigrant business owners on Friday swept broken glass, boarded up windows and counted their losses.
Minnesota's political, faith, community leaders plead for an end to riots
-
Star Tribune
5/31/2020 12:08 AM EST
They came from all walks of life and many beliefs.