6/17/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 8, 2013

Khamiis, August 08, 2013 (HOL) — Ciidamada AMISOM ayaa sheegay Khamiis maanta ah inay ku dileen dagaalkii Arbacadii ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ay ku dileen 24 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab, kaddib markii ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay fashiliyeen weerar ay Al-shabaab kusoo qaadday degmadaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 7, 2013

Arbaco, August 07, 2013 (HOL) — Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqay inay maalinta berri ah tahay ciid, waxaana hambalyo ku aaddan ciidda u diray shacabka Soomaaliyeed ra’iisul Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 6, 2013

Talaado, August 06, 2013 (HOL) — Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kaga dhawaaqay in uu yahay musharrax u taagan xilka madaxweynenimada ee Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 5, 2013

Isniin, August 05, 2013 (HOL) — Cismaan Xasan Cali (Caato) ayaa gellinkii dambe ee maanta oo Isniin ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib markii uu xalay lasoo gudboonaaday xanuun dhinaca wadnaha ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 4, 2013

Axad, August 4, 2013—Shirkii ka socday Magaalada Kampala ee dalka Uganda ee ay lahaayeen waddamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa la soo gebagebeeyay, iyadoo ay shirkanna laga soo soo saaray War-Murtiyeed ka kooban 39 qodob, kaasi oo aan idiin soo koobnay qodobbadiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 3, 2013

Sabti, 03 August 2013(HOL)—Taliska ciidanka booliska gobolka Minnesota gaar ahaan waaxda Metro Transit Police ayaa soo dhaweeyay 2 sarkaal oo Somali-America ah, kuwaas oo ka mid ahaa 19 saarkiil cusub oo shalay loo dhaariyay ka mid noqoshada ciidanka booliska gobolka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]