More Articles
Arbaco, May, 23, 2018 (HOL)โWararka naga soo gaaraya degmada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rag hubeysan goor dhaw halkaa ku toogteen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Cabdixakiin Macalin Daahir.
Warkii oo dhan
Talaado, May, 22, 2018 (HOL)โUrurka Daacish ee ka bar bar dagaalama Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay iyagu ka danbeeyeen weerar saacadihii hore ee maanta lagu dilay askari ka tirsanaa ilaalada Wadooyinka Taraafiko magaalada Muqdisho.
Isniin, May, 21, 2018 (HOL)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan ( Yarisow) ayaa sheegay in roobabkii mahiigaanka ahaa ee Caasimadda ka daโay 48-dii saac ee la soo dhaafay ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan oo gaaraya ugu yaraan $35 Million oo dollar.
Axad, May, 20, 2018 (HOL)โWasiirka Wasaaradda arrimaha dibeda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalka soo yeerey dowladda Kenya oo sheegtay in ay Soomaaliya la leeyihiin wada xaajood la xiriira arinta Badda.
Sabti, May, 19, 2018 (HOL)โChelsea ayaa markii 8aad caawa mar kale xaqiiqsatay in ay ku guuleysatay Koobka FA Cup-ka, kaddib markii 1-0 ay ku garaacday xiddigaha Manchester United,
Jicmo, May, 18, 2018 (HOL)โInta la xaqiijinayo ilaa Sideed ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen kaddib toogasho qof hubeysan uu Jimcihii maanta ka geystay dusgi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalkaan Mareykanka.