5/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Maarso 5, 2024

Talaado, Maarso, 5, 2024 (HOL) - Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ku eedeeyay Itoobiya in ay ka go’an tahay inay burburiso isku dayga lagu doonayo sii socoshada wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ee dhawaan ka bilowday Jabuuti.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 4, 2024

Isniin, Maarso, 4, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa isku howlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo ka dhalatay heshiiska dhinaca badda ah oo ay Itoobiya la gashay Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 3, 2024

Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay dhigiiisa Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 2, 2024

Sabti, Maarso, 2, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga UK James Stephen Heappey ayaa soo gabagabeeyey booqasho uu ku tagay Soomaaliya iyo Kenya, isagoo la kulmay madaxda sare iyo saraakiisha difaaca oo uu kala hadlay xoojinta iskaashiga difaaca gobolka iyo ciidamada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 1, 2024

Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya, Qaasim Axmed Rooble, ayaa shaaciyay in afduubkii iyo dilkii loo geystay Ganacsade Abuukar Axmed Kaabax in loo xiray 7 qof uu ku jiro taliyihii saldhigga Booliiska degmada Heliwaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 29, 2024

Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa xalay magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, oo aanay ku jirin wasiir ku xigeeno iyo wasiir udowlayaal.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]