DAAWO: Dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo Badbaadiyay Xeebaha Waddanka Taliyaaniga

Axad, September 06, 2015 (HOL) — Dhallinyaro fara badan oo Soomaaliyeed ayaa laga soo badbaadiyay Shalay Xeebaha Dalka Talyaaniga, Halkaasoo tahriibayaal fara badan oo Afrikaan iyo Carab ah ay sannad walba maraan si ay u gaaraan Qaaradda Yurub.

Haddaba, DAAWO dhallinyarada Soomaaliyeed ee laga soo badbaadiyay Xeebaha Dalka Talyaaniga… Waxaa Warbixintan dalka Talyaaniga kasoo diray Wariye Ibraahim Baafo.

 
Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
[email protected]
Waddanka Talyaaniga