Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo ka codsatay Qaramada Midoobay in la joojiyo shaqada xafiiska UNSOM
Khamiis, May, 9, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay Joojinta Shaqada Xafiiska Qaramada Midoobay ee...
Warkii oo dhan »Urur Goboleedka IGAD oo mashruuc biyo galin ah ka hirgelinaysa magaalada Tog-wajaale
Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Urur Gobaleedka IGAD ayaa magaalada Tog-wajaale ka hirgelinaysa mashruuc looga faa'iidaysanayo biyaha dhulka ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Amaanka Koonfur Galbeed oo howlgalo lagu qaaday isbaaroyin ka sameeyay degmada Bardaale
Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ku guuleystay iney qaadaan isbaarooyin badan oo yaalay gudaha degmad...
Warkii oo dhan »Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya : 27 Milyan oo Doollar oo koror ah ayuu sameeyay dakhliga Dowladda 4-ta Bilood ee lasoo dhaafay
Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Bixi Imaan Cige oo maanta shir jaar'id ku qabtay magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »Kenya oo billowday wadahadallo ay Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda Midowga Afrika
Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Kenya ayaa billowday wadahadallo ay Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda guddiga Mido...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse oo magaalada Nairobi kulan kula qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya
Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Nairobi ee...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dad rayid ah lala beegsaday duqeymo ay geysteen diyaaradaha Turkigu
Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin wax khasaare oo dad rayid ah oo ka dhashay duqeymo ah ay geysteen ...
Warkii oo dhan »Amnesty oo sheegtay in 23 qof oo rayid ah lagu dilay duqeymo uu Turkiga ka geystay Soomaaliya
Arbaco, May, 8, 2024 (HOL) - Amnesty International ayaa sheegtay in 23 qof oo rayid ah lagu dilay labo weerar oo ka dhacay Soomaaliya oo loo ade...
Warkii oo dhan »Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta shir laba geesood ah ku yeeshay magaalada Nairobi
Talaado, May, 7, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad ka jeediyay shir laba gees...
Warkii oo dhan »30 dal oo Africaan ah oo taageeray musharaxa Soomaaliya u wadato guddoomiyaha Midowga Afrika
Talaado, May, 7, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Ururka Iskaashiga Islaamka (OI...
Warkii oo dhan »