Wararka Maanta
Maxkamada Gobolka Sool oo xabsi iyo ganaax ku xukuntay dhallinyaro taageero u muujiyay Somaliland
Isniin, April, 6, 2024 (HOL) - Maxkamada Gobolka Sool ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa 4 dhallinyaro ah oo da'adoodu u dhaxayso 19 ilaa 30 sanno ku...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub oo sheegay in burcad badeedda Soomaalidu isku diyaarinayaan weerarro ka dhan ah maraakiibta
Isniin, April, 6, 2024 (HOL) - Warbixin ku saabsan khatarta burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya oo kasoo baxday howlgalka Midowga Yurub ee ATA...
Warkii oo dhan »Raysal wasaaraha Soomaaliya oo maanta safarkiisii u horeeyay ugu ambabaxay dalka Kenya
Isniin, April, 6, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa saakay u amba...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in Turkigu aanu xeebaheeda iman karin
Isniin, April, 6, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Ciidamada Badda Turkigu anay ka hawlgali karin xeebaha Somaliland.newsinsid...
Warkii oo dhan »Ethiopia oo caddaysay in aysan ballan qaadayn inay aqoonsato Somaliland
Isniin, April, 6, 2024 (HOL) - Dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda Geeska Afrika ayaa u muuqata mid miro dhal ah, ...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Racfaanka oo Maanta markale la hor keenay Eedeysane Sayid cali iyo marqaatiyaal cusub
Axad, April, 5, 2024 (HOL) - Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay kiiska dacwadda loo heysto Sayid cali Macali...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo qabatay rag abaabulayay weerarro burcad badeednimo ah
Axad, April, 5, 2024 (HOL) - Ciidamada Booliiska ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay 4 nin oo looga shakisan yahay in ay yihii...
Warkii oo dhan »Safiirka UK ee Soomaaliya oo madaxweyne Deni kala hadlay xal u helidda muranka dib u habaynta dastuurka
Axad, April, 5, 2024 (HOL) - Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyagoo ka wada hadl...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sii daysay dad loo xiray dilka masuul katirsanaa hay'adda duulista hawada
Axad, April, 5, 2024 (HOL) - Hay'adda danbi baarista ee CID-da Soomaaliya ayaa dambi ku weyday oo siidaysay 10 eedaysane oo loo haystay dilkii C...
Warkii oo dhan »Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobol Baay
Axad, April, 5, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa howlgal ka dhan ah kooxda Al-sha...
Warkii oo dhan »