Wararka Maanta
Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigtay shidaal iyo budada qarayxada laga sameeyo oo u rarnayd Alshabaab
Axad, May, 12, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta Gor-gor oo garab ka helaya kuwa deegaanka ayaa gacanta ku dhigay 150 Jirg...
Warkii oo dhan »Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo si adag uga hadlay khilaafka iyo tabashada reer Hiiraan
Axad, May, 12, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo Shalay gaaray magaalada Baledweyne ee xa...
Warkii oo dhan »Agaasimaha Hay'adda NISA oo Baledweyn ka bilaabay kulamo ka dhan ah kooxda Al-shabaab
Axad, May, 12, 2024 (HOL) - Taliyaha hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan...
Warkii oo dhan »6 Budhcad-badeed Soomaali ah oo lagu qabtay isku day afduub oo ay ka geysteen xeebaha gacanta Cadmeed
Axad, May, 12, 2024 (HOL) - Lix nin oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin burcadbadeedda Soomaalida ayaa la qabtay kaddib markii ay rasa...
Warkii oo dhan »Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo gacanta kusoo dhigay Sarkaal ka tirsan kooxda Al-shabaab
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Ciidamada Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgal qorsheysnaa oo ay ka sameeyeen deegaanka Kuunyabarow oo ka m...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi: Waxaan kursiga AU-da kula tartamaynaa Raila Odinga oo doonaya in Soomaaliya ay kala go'do
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin xasaasi ah u diray mucaraadaka dowladdiisa
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Shalay Salaadii Jimcaha kadib khudbad dhinacyo badan ...
Warkii oo dhan »Xasan Sheikh: Soomaaliya waxay diyaar u tahay dhammaan fursadaha diblumaasiyadeed ee lagu xalin karo ismariwaaga Itoobiya
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in ay Soomaaliya diyaar u tahay in ay raacdo d...
Warkii oo dhan »Baledweyne oo si weyn looga dareemayo diyaar garowga xaflada Caleema saarka Ugaaska Beelaha Xawaadle
Sabti, May, 11, 2024 (HOL) - Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa saacadahii lasoo dhaafay soo gaaray inta badan Xildhibaanada ...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo wada hadalo ku saabsan mustaqbalka xafiiskeeda UNSOM kula jirta dowladda Soomaaliya
Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay wada hadalo kula jiraan dowladda Federaalka Soomaaliya...
Warkii oo dhan »