Wararka Maanta

Khabiirka xaquuqul insaanka Soomaaliya oo walaac ka muujisay khilaafka wax ka beddelka dastuurka dalka

Khabiirka xaquuqul insaanka Soomaaliya oo walaac ka muujisay khilaafka wax ka beddelka dastuurka dalka

MAY 10, 2024

 Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Khabiirka Madaxa Banaan ee QM ee Arrimaha Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, Isha Dyfan oo soo gabagabeysay booqashadeed...

Warkii oo dhan »
Beeralayda basasha ee magaalada Godey oo ka cabanaya cudur basasha ka dhigaya mid aan la isticmaali karin

Beeralayda basasha ee magaalada Godey oo ka cabanaya cudur basasha ka dhigaya mid aan la isticmaali karin

MAY 10, 2024

 Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan magaalada Godey ayaa sheegaya in Beeralayda Basasha ee Go...

Warkii oo dhan »
Puntland oo ka hortimid go'aanka DFS ay ku doonayso in la joojiyo shaqada xafiiska UNSOM

Puntland oo ka hortimid go'aanka DFS ay ku doonayso in la joojiyo shaqada xafiiska UNSOM

MAY 10, 2024

 Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabi’iyo xafiiska...

Warkii oo dhan »
Axmed Ciise Cawad: Waa go’aan lagu degdegay in dowladdu codsato in la joojiyo shaqada UNSOM

Axmed Ciise Cawad: Waa go’aan lagu degdegay in dowladdu codsato in la joojiyo shaqada UNSOM

MAY 10, 2024

 Jimco, May, 10, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in lagu degdegay go’aanka ay Sooma...

Warkii oo dhan »
Booliiska Somaliland oo soo qabtay nin xalay dil ka gaystay magaalada Hargaysa

Booliiska Somaliland oo soo qabtay nin xalay dil ka gaystay magaalada Hargaysa

MAY 09, 2024

 Khamiis,  May, 9, 2024 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay wiil ku eedaysan in uu xalay abaaro 11:00 uu wiil kale oo dha...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Barre oo ammaanay guulaha baarlamaanka, isla markaana beeniyay eedeymaha laaluushka

Ra'iisul Barre oo ammaanay guulaha baarlamaanka, isla markaana beeniyay eedeymaha laaluushka

MAY 09, 2024

 Khamiis, May, 9, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediy...

Warkii oo dhan »
Faahfaahin ku saabsan sababta Soomaaliya aysan u doonayn sii jiritaanka xafiiska UNSOM

Faahfaahin ku saabsan sababta Soomaaliya aysan u doonayn sii jiritaanka xafiiska UNSOM

MAY 09, 2024

 Khamiis, May, 9, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loosoo cusboonaysi...

Warkii oo dhan »
Somaliland iyo Itoobiya oo kala saxeexday heshiis Somaliland loogu tababarayo ciidamo booliis ah

Somaliland iyo Itoobiya oo kala saxeexday heshiis Somaliland loogu tababarayo ciidamo booliis ah

MAY 09, 2024

 Khamiis,  May, 9, 2024 (HOL) - Somaliland iyo Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa ku kala saxeexday heshiis ay Itoobiya Somaliland ugu taba...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo rajo fiican ka muujiyay in uu markale ku guulaysan doono doorashada

Madaxweynaha Somaliland oo rajo fiican ka muujiyay in uu markale ku guulaysan doono doorashada

MAY 09, 2024

 Khamiis,  May, 9, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu isagu markale yahay musharaxa xibiga Kulmiye, ...

Warkii oo dhan »
Nabadsugida Koonfur Galbeed oo gacanta kusoo dhigtay xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab

Nabadsugida Koonfur Galbeed oo gacanta kusoo dhigtay xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab

MAY 09, 2024

 Khamiis, May, 9, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Nabadsugida maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhi...

Warkii oo dhan »