Wararka Maanta
Bosaso: Ciidanka amniga Puntland oo gacanta ku dhigay qaraxyo iyo qofkii watay
Isniin, May, 13, 2024 (HOL) - Ciidamada badda ee dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen qaraxyo iyo qofkii watay, ka dib howl...
Warkii oo dhan »Madaxda dowladda iyo madaxdii hore ee dalka oo Hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan
Isniin, May, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si isk...
Warkii oo dhan »Ugaaska Beelaha Xawaadle oo Maanta lagu Caano shubay deegaanka Daaro Ugaas
Isniin, May, 13, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta deegaanka Daara Ugaas ee ku yaala duuleedka degmada Halgan ee gobolka Hiiraan lagu Caana shubay Ugaas Yuusu...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Baxreyn uga qeyb gashay Shirka Wasiirada Maaliyadda ee Jaamacadda Carabta
Isniin, May, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka 33-aad ee Wasiirada Maali...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay si dhakhso ah ugu duulayso Laascaanood
Isniin, May, 13, 2024 (HOL) - Millateriga Somaliland ayaa ku goodiyay in uu markale la wareegi doono qaybaha uu lumiyay gobolka Sool, isla marka...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qaraxyo ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo
Isniin, May, 13, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo Bambaanooyin ah oo Xalay lagu weeraray guryo ku yaala xaafado ka tirsa...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyay golihiisa wasiirrada
Isniin, May, 13, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw- Cali Firdhiye, ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyay golihii...
Warkii oo dhan »Ugaaska Beelaha Xawaadle oo goordhaw lagu Caana shubayo deegaanka Daara Ugaas
Isniin, May, 13, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ah loogu Caano shubaya deegaanka Daara Ugaas ee duuleedka degmada Halgan ee gobolka Hiiraa...
Warkii oo dhan »Wafdi uu hogaaminaayo Ugaaska beelaha Xawaadle oo Maanta gaaray degmada Halgan ee gobolka Hiiraan
Axad, May, 12, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta degmada Halgan ee gobolka Hiiraan si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayay Ugaas...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Racfaanka oo soo gabagabeysay dhegaysiga dacwadda Sayid Cali Macallin Daa'uud
Axad, May, 12, 2024 (HOL) - Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir, ayaa maanta soo gabagabaysay dhegaysigii labaad ee dacwadda iyo difaaca xu...
Warkii oo dhan »