Wararka Maanta

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Israa’iil oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolada dalka

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Israa’iil oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolada dalka

DEC 30, 2025

Talaado, December 30, 2025 (HOL) - Waxaa maanta banaanbaxyo aad u waa weyn oo looga soo horjeedo talaabadii ay dhawaan Israa’iil ku sheeg...

Warkii oo dhan »
Dowladda Maraykanka oo dacwad kusoo oogtay dad u badan Soomaali oo loo haysto musuq-maasuq

Dowladda Maraykanka oo dacwad kusoo oogtay dad u badan Soomaali oo loo haysto musuq-maasuq

DEC 30, 2025

Talaado, December 30, 2025 (HOL) - Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay dacwad ku soo oogtay 98 qof oo lala xiriirinayo baaritaan ...

Warkii oo dhan »
Bannaanbax ballaaran oo ka socda magaalada Muqdisho, kaas oo looga soo horjeedo aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Bannaanbax ballaaran oo ka socda magaalada Muqdisho, kaas oo looga soo horjeedo aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

DEC 30, 2025

Talaado, December 30, 2025 (HOL) - Bannaanbaxa ayaa waxaa ka qaybgalaya shacab kala duwan iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga oo maanta la filayo in looga dhawaaqo natiijada sahankii Shidaalka

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga oo maanta la filayo in looga dhawaaqo natiijada sahankii Shidaalka

DEC 30, 2025

Talaado, December 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Istanbuul ee dalka Turkig...

Warkii oo dhan »
Inta badan xubnaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland

Inta badan xubnaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland

DEC 30, 2025

Talaado, December 30, 2025 (HOL) - Inta badan xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ayaa si adag u cambaareeyay aqoonsiga ay Isra...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Israa’iil oo ku garnaqsaday kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Soomaaliya iyo Israa’iil oo ku garnaqsaday kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

DEC 30, 2025

Talaado, December 30, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa yeeshay kulan ay Soomaaliya dalbatay, kaas oo inta badan waddamadu...

Warkii oo dhan »
Erdogan: Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland waa tallaabo qalqal gelinaysa gobolka

Erdogan: Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland waa tallaabo qalqal gelinaysa gobolka

DEC 30, 2025

Talaado, December 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay Israa’iil ku aqoon...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kulan la yeeshay dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kulan la yeeshay dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti dalka Jabuuti kulan ...

Warkii oo dhan »
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo War murtiyeed laga soo saaray

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo War murtiyeed laga soo saaray

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Waxaa war murtiyeed ka kooban 12 qodob laga soo saaray shirar aan loo kala kicin oo labadii maalin ee lasoo d...

Warkii oo dhan »
Natiijada rasmiga ah ee sahmintii Shidaalka Soomaaliya oo berito looga dhawaaqi doono dalka Turkiga

Natiijada rasmiga ah ee sahmintii Shidaalka Soomaaliya oo berito looga dhawaaqi doono dalka Turkiga

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga Xasan Sheekh Maxamuud iyo Recep Tayyip Erdogan ayaa la filayaa maalinta be...

Warkii oo dhan »