Wararka Maanta
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha oo qabatay shir jaraa’id si ay saxaafadda shiinaha ugu caddayso mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan midnimada dalka
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa maanta qabatay shir jaraa&rs...
Warkii oo dhan »Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Dib u Dhigtay Hirgelinta Shuruudda Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Safarka Gudaha
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (ICA) ayaa soo saartay wargelin rasmi ah oo ku saabsan sh...
Warkii oo dhan »Somaliland oo beenisay in dhulkeeda la keenayo qoxootiga Falastiin ama saldhig ciidan laga dhisayo
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Somaliland ayaa si adag u beenisay eedeymo ka soo yeedhay madaxda Soomaaliya oo sheegaya in Somaliland dib-u-d...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in aysan taageersanayn go'itaanka Somaliland
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay, in Puntland aysan waxba ka beddelin m...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo qaadatay mowqif diblomaasiyadeed oo cusub oo ku saabsan marin-badeedka
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya, Gedion Timotheos (PhD), ayaa sheegay in dalabka Itoobiya ee helitaanka mar...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo si rasmi ah u qabatay Hoggaanka Wareegga ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka wareegga ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee b...
Warkii oo dhan »Xamaas: Qorshaha Barakicinta Falastiiniyiinta Wuu Soo Laabtay, waxaana loo maraya aqoonsiga Somaliland
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Hoggaamiye sare oo ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Iska-caabbinta Islaamiga ah ee Xamas, Osama Xamdaan, ayaa si adag uga dig...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo u mahadcelisay dhamaan dalalka iyo Ururada Caalamiga ah ee taageeray Wadajirkeeda
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si weyn ugu mahadcelisay dhamaan dalalka iyo Ururada Caalamiga ah ee taageeray ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Dowlado kale oo badan ayaa inna ictiraafi doona
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in dowlado kale oo badan ay dhawaan i...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya waxay mar walba ku taagnayd in xalka arrimaha Somaliland in loo maro si nabad ah
Khamiis, January 1, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya mar walba ku taagnay...
Warkii oo dhan »