10/18/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Khamiis, May 31, 2012

Khamiis, May 31, 2012 (HOL) — Shir looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya oo ay ka qaybgalayaan madaxda ka socda in ka badan 54-dalka iyo madaxd DKMG ah ee Soomaaliya ayaa ka furmay maanta oo Khamiis ah magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 30, 2012

Arbaco, May 30, 2012 (HOL) — Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo horay uga soo horjeestay ka qaybgalka shirka Istanbuul ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka qaybgalayaan iyadoo sheegay in la xalliyay khilaafkii sababay inay shirkaas ka qaybgalkiisa diidaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 29, 2012

Istanbul, May 29, 2012-----Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 28, 2012

Isniin, May 28, 2012 (HOL) — Qarax weyn oo ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa ku dhaawacmay 35-qof oo shan ka mid ah la sheegay in dhaawacyadoodu yihiin kuwo culus.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 27, 2012

Axad, May 27, 2012(HOL): Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa maanta ku dhawaaqay in ay qaadaceen ka qeybgalka shirka Soomaalida ee Istanbul II.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 26, 2012

Sabti, May 26, 2012 (HOL) — Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay maanta oo Sabti ah inay weerarro gaadmo ah la beegsanayso ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ee gacanta siinaya, kaddib markii shalay laga qabsaday degmada Afgooye oo ahayd goob ay awood badan ku lahayd.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]