8/22/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 3, 2013

Khamiis, Oktoobar 03, 2013 (HOL) — Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ay u baahan yihiin taageero caalami ah iyo ciidammo ka yimaada dalalka Afrika ee aan ciidamada ku taageerin si howsha nabad raadinta Soomaaliya loo sii xoojiyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 2, 2013

Arbaco, Oktoobar 02, 2013 (HOL) — Xaflad si wanaagsan loo soo abaabulay laguna soo dhaweynayo ra'iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya, Fawzia Yuusuf Xaaji Aadan ayaa lagu qabtay magaalo madaxda dalka Canada ee Ottawa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 1, 2013

Talaado, Tuesday, October 01, 2013 (HOL) - Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Fawzia Yuusuf Xaaji Aadan ayaa manta magaalada Ottawa kula kulantay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Canada John Baird.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 30, 2013

Isniin, September 30, 2013 (HOL) — Haya’daha xasaradaha dunida ee International Crises Group (ICG) ayaa maanta oo Isniin ah sheegtay in Al-shabaab ay billowday inay ciidammo u dagaalama, weerarrana ka geysata gudaha dalka Kenya ay ka qoranayso gudaha dalkaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 29, 2013

Axad, September 29, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo saakay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay doonayaan inay dhibaatooyin ka geystaan Muqdisho isagoo ku baaqay in la iska ilaaliyo, isagoo sidoo kale wuxuu ka hadlay safarro uu dalal kala duwan kusoo maray.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]