Isniin, Luulyo, 5, 2021 (HOL) - Ciidamada ilaallada jaamacada Camuud ee magaalada Boorama, ayaa wiil dhalinyaro ah oo arday ah toogtay.
newsinsideWiil ka oo u dhintay dhaawac soo gadhay ayaa dhiganayay kulliyada engineering ka ee jaamacada Camuud.
Ardayga ayaa dhintay kadib markii ay is afdhaafeen mid kamida askarta sida arday jaamacada wax ka barta HOL u sheegay.
Maydka ardayga ayaa loo qaaday isbitaalka wayn ee Boorama.
Ciidamada dambi-baadhista ayaa ku howlan sidii ay u ogaan lahayeen waxa sababay toogashada.
Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]