Isniin, Luulyo, 5, 2021 (HOL) - Koomiishanka xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa ku baaqay in si dhakhso ah looso gaba gabeeyo dacwada 8 hablood oo Berbera ugu xidhan in ay calanka Soomaaliya ku labisteen.
newsinsideXubnaha koomiishanka oo hablaha oo laga soo xidhay Laascaanood xog waraysi kula yeeshay xabsiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan kulaylka Berbera oo sareeya.
Koomiishanka ayaa sidookale sheegay in hablaha qaar kamid ahi ku jiraan dugsiyo isla markaana sanad dugsiyeedkii bilaabmay.
Hoos ka akhriso warbixinta koomishanka oo dhamaystiran:-