4/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Aug 9 , 2019
Dowladda oo ka hadashay dilkii ganacsade Marguus iyo dadkii kale ee lagu dilay dulleedka Baydhabo

 

Jimco, Augusto, 09, 2019 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashaneysa maamulka Koonfur Galbeed gacanta lagu soo dhigi doono kooxdii ka danbeysay dilkii maanta ka dhacay dulleedka Baydhabo.

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixin doonto sidii loo xakameyn lahaa shaqaaqadii maanta ka dhacday Baydhabo ee lagu dilay Ganacsade Cali Aadan Marguus iyo dad kale oo Shacab ah.

Hoos ka akhriso warka ka soo baxay Dowladda :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]