DAAWO: Wafdi ay Hogaaminayaan C/weli Shiikh iyo Baadiyoow oo Maanta gaaray Dalka Australia

Sabti, September 24, 2016 (HOL) — Wafdi ay Hoggaaminayaan Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Somalia, Cweli Sheekh Axmed iyo C/raxmaan Baadiyoow oo haatanna ka mid ah hoggaanka xisbiyada siyaasadeed ee Somalia ka jira ayaa gaaray maanta dalka Australia.

DAAWO; Muuqaal ku Saabsan Safarka C/weli Sheekh, Baadiyoow iyo Wafdigooda;



Ibraahim Baafo, Hiiraan Online

[email protected]

Melbourne, Australia