DAAWO: Xeer-iiIlaaliyaha Qaranka oo caddeeyay in Saxiixii MOU uu Halis ka badbaadiyay Somalia

Sabti, September 24, 2016 (HOL) — Xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qiray in MOU ay saxiixday Xukuumadii RW Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Sannadkii 2009-kii ay ku saxsanayd, Arrinkaasna ay mudan tahay in lagu amaano.

Haddaba; DAAWO Xeer-ilalaiyaha Qaranka oo ka hadlay Arrinta Badda Somalia;



Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya