OGEYSIIS MUHIM AH OO KU SOCDA SOOMAALIDA KU NOOL UK

Somali UK Solidarity For Mr And Mrs Chandler

Soomaalida Britain oo qaban-qaabo xoog leh ugu jirta sidii loo siideyn lahaa oo ay dib u xoriyadooda ugu heli lahaayeen lamaane ingiriis ah (British) oo u afduuban kooxo dabley  Soomaali ah. Paul and Rachel Chandler inka badan  100 casho.

Waxaa si xushmad leh looga codsanayaa Soomaalida ku nool UK iyagoo shucuurtooda muujinaya kasoo qayb-galaan kulan weyn oo lagu qaban doono magaalada London,laguna martiqaaday Saxaafada caalamka.

ADDRESKA AMA (CINWAANKA)
CAMDEN CENTRE
Bidborough Street, London, WC1H 9AU

Goobtu kulanku ka dhacayo

Maalinta AXADA (Sunday) 14-FEBRAAYO-2010

Saacada 2:00pm Galabnimo

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir

Ahmed Awar 02074245050 ama 07534882588


Hiiraan Online News Desk