Hiiraan Online
Talaado,
Xildhibaan Mohamed Cismaan Maye ayaa sida ay wararku sheegayaan ku geeriyooday goobta lagu toogtay oo ka soo horjeedka masaajidka magaalada Baydhabo.
Dilkaan loo geystay Xildhibaan Maxamed ayaan ilaa iyo hadda laga haynin warbixin dheeraad ah. Xildhibaan Marxuum Maxamed Cusmaan Maye ayaa waxa uu kasoo jeeday Beelaha Benaadiriga ee Muqdisho dega
Wixii warbixin ah ee ku soo kordha dilka Xildhibaan Maxmaed Cismaan Maye dib ayaan idiinla socodsiindoonaa.