3/1/2021
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 8, 2014

Sabti, Febaraayo 08, 2014 (HOL) — Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya aysan marna oggolaan doonin in masjidyada iyo goobaha kale ee cibaadada loo adeegsado in dhallinyarada lagu marin habaabiyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 7, 2014

Jimce, Feberaayo 07, 2014 (HOL) — Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo toddobaadkii hore ku geeriyooday Mareykanka ayaa maanta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, iyadoo aaskiisa ay ka qaybgaleen madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 6, 2014

Khamiis, Feberaayo 06, 2014 (HOL) —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ( Gaas) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey...

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 5, 2014

Arbaco, Feberaayo 05, 2014 (HOL) — Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub, Cali Siciid Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qorbe-joog Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalalka Britain iyo Holland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 4, 2014

Talaado, Feberaayo 04, 2014 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la kulmay hay’adaha ku shaqada leh amniga, sida wasiirka amniga Qaranka, iyo ku-xigeenkiisa, taliyaha booliiska, guddoomiyaha gobolka Banaadir, dhammaan guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, taliyayaasha saldhigyada iyo kuwa nabadsugidda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 3, 2014

Isniin, Feberaayo 03, 2014 (HOL) — Shir looga hadlayo ammaanka ayaa ka socda caawa magaalada Muqdisho; iyadoo howlgallo saf-ballaaran ah laga billaabay qaybo ka mid ah magaalada, kaddib madaafiic caawa lagu duqeeyay qaybo ka mid ah Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 2, 2014

Axad, Feberaayo 02, 2014 (HOL) —Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa sheegay in xubno ka socda Dowladda Soomaaliya aysan ka soo degi karin garoomada Somaliland, wuxuuse xusay in haddii Soomaaliya ay aqoonsato Somaliland ay taasi dhici karto.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]