6/1/2020
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, April 30, 2013

Talaado, Abriil 30, 2013 (HOL) — Ciidamada Puntland ayaa maanta duleedka magaalada Boosaaso ku toogtay 13-qof o ay ku jirtay haweeney, kuwaasoo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-shabaab qaarkoodna lagu helay inay ka dambeeyeen dilkii dhamamadkii sannadkii 2011 loogu geystay Boosaaso, Dr. Axmed Sheekh C/raxmaan oo ka mid ahaa culummada Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 29, 2013

Isniin, Abriil 29, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta soo gabagabeeyay socdaal shaqo oo labo maalmood qaatay oo ay ku joogeen xarunta Puntland ee Garoowe, isagoo dib ugu soo laabtay gellinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Axad, April 28, 2013

Axad, Abriil 28, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo ka kooban wasiirro iyo xildhibaanno ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, iyagoo halkaas kula kulmay madaxda Puntland oo uu ugu horreeyo C/raxmaan Faroole.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 27, 2013

Sabti, Abriil 27, 2013 (HOL) — Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa diiday mooshin laga keenay heshiiskii dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, iyagoo sheegay in mooshinkaas uu ka horimaanayo dastuurka dalka, sidaa daraadeedna aan laga doodayn.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Jimco, April 26, 2013

Jimce, Abriil 26, 2013 (HOL)- Abwaan C/laahi Macalin Xasan ”Dhoodaan” oo kamid ahaa sugaanyahanada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyoodey magaalada Herer ee dalka Itoobiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 25, 2013

Khamiis, Abriil 25, 2013 (HOL) — Xiisado ayaa ka taagan maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib markii uu halkaas xalay gaaray Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ahaan jiray guddoomiyihii maamulkii dooxada Jubba oo halkaas horay uga talin jiray.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Arbaco, April 24, 2013

Arbaco, Abriil 24, 2013 (HOL) — Warbixin ay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka soo saarto sannad walba laguna soo bandhigo xad-gudubyada dhinaca xuquuqda aadanaha ah ee caalamka ka dhaca ayaa waxaa dalalka looga hadlay ka mid ah Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]