9/28/2020
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, September 9, 2013

Isniin, September 9, 2013—Waxaa si rasmi ah loogu soo gebagebeeyay Masaajidka Abuu Bakar As-Saddique Islamic Center ee magaalada Minneapolis shirkii 12-aad ee golaha Imaamyada waqooyiga Ameerica.Shirkan oo socday 3 maalmood ayaa waxaa ka soo qaybgalay Culumaa’udiin & Guddiyo ka socday 21ka masjid oo ku yaal Goballada dalkan Maraykanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 8, 2013

Axad, September 08, 2013 (HOL) — Madaxweynaha dowladda Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, halkaasoo ay caawa ku hoyan doonaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 7, 2013

Sabti, September 07, 2013 (HOL) — Qaraxyo ismiidaamin ah oo xooggan ayaa ka dhacay barxadda iskaashatooyinka oo kasoo horjeedda dhismaha ex-fiyoore oo ku dhow maqaayadda Village oo horay qaraxyo ismiidaamin ah ay uga dhaceen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 6, 2013

Jimco, September 06, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gellinkii dambe ee maanta si rasmi ah u soo xiray shirweynihii Qaran ee geeddi-socodka siyaasadda Soomaaliya iyo higsiga 2016-ka kaasoo muddo shan maalmood ah ka socday Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 5, 2013

Khamiis, September 05, 2013 (HOL) — Baarlamaanka dalka Kenya ayaa cod uu qaaday maanta ku ogolaaday in Kenya ay joojiso wadashaqeyntii ay la lahayd maxkamadda dambiyada caaalamiga ah ee ICC, iyadoo maxkamadda ay horyaallaan dacwooyin ka dhan ah madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, September 4, 2013

Arbaco, September 04, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo horraantii bishii hore uu maamulkiisu sheegay inuu xiriirka u jaray dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa shuruud ku xiray in wadahadallo ay la furaan dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 3, 2013

Cumar Hammami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-ameeriki ayaa shaaca ka qaaday in uu gabi ahaanba isaga baxay uruweynaha Al-qaacida iyo Al-shabaab oo uu hore uga tirsanaa.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]