Wararka Maanta
Taliyaha Ciidanka Booliska oo la hadal hayo in xilka laga xayuubinayo
Axad, October 08, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in si weyn loo hadal hayo xil-ka-qaadis ku soo fool leh Taliyaha Cii...
Warkii oo dhan »Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Jabuuti oo ka wada hadlay Arrimaha Soomaaliya
Axad, October 08, 2006(HOL): Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Francois Lonseny Fall iyo Madaxweyna...
Warkii oo dhan »XILDHIBAAN CABDALLA XAAJI: “Indhaheyga ayaan saaray Askarta Itoobiyaanka, awood ahaan iyo ciidan ahaana wey u joogaan magaalada Baydhabo”
Axad, October 08, 2006(HOL): Iyadoo ay dhawaan magaalada Muqdisho ku soo kordhayeen Xildhibaanada Dowladda Federaalka ayaynu mid ka mid ah Xildhibaana...
Warkii oo dhan »Mid ka mid ah Xubnihii Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada oo Baydhabo ku soo fool leh
Axad, October 08, 2006(HOL): Mid ka mid ah xubnihii Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada ee laga saaray magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Ciise C...
Warkii oo dhan »Deeq bixiyayaasha Caalamka oo Dib u dhiska Soomaaliya ku xiray in Dowlad cusub la soo dhiso
Axad, October 08, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in deeq bixiyayaasha caalamka ay haatan shuruud ku xirayaan dib u dhi...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Mareykanka oo todobaad gudahiis labo jeer ka hadlay Xaaladda Soomaaliya
Axad, October 08, 2006(HOL): Madaxweynaha dalka Mareykanka George W. Bush ayaa markii ugu horeysay todobaad gudahiisa labo jeer soo hadal qaaday arrim...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxda Golaha Maxaakiimta oo bilaabay Wada Hadallo hoose oo aaney cidna ku kala dhex jirin
Axad, October 08, 2006(HOL): Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Guddoomiyaha Golaha Maxaakiimta Shiikh Shariif Shiikh Axm...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo maamul u sameeyay Gobolka Jubbada Hoose
Jimco, October 06, 2006(HOL): Maamul ka kooban 18 xub oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha gobolka, Gudoomiyaha Degmada, Waaxyadaha Maareynta Dekedda, Gar...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo ku dhawaaqay hal Maxkamad oo loogu hagaagayo Garsoorka Gobolka Banaadir
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Xafladda ku dhawaaqitaanka Maxkamadda ku dhaqanka Shareecadda Islaamka Gobolka Banaadir oo ka socotay Xaruntii Villa S...
Warkii oo dhan »Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo xalay Kulan ku qaatay Magaalada Muqdisho
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan ku wada qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka t...
Warkii oo dhan »