Wararka Maanta

Maxkamadda Islaamiga Beledweyne oo Ciidamo xoog leh dhigtay Deegaanka Kala-Beyr kadib markii ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku soo dhawaadeen

OCT 05, 2006

Khamiis, October 05, 2006(HOL): Tan iyo markii dhawaan dagaal qaraar uu ku dhax maray Deegaanka Kala-Beyr ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Maxkamadda Isla...

Warkii oo dhan »

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo qabtay kulan looga hadlay sida ay u wada shaqeyn karaan Saxaafadda iyo Xiriirkaas

OCT 04, 2006

Arbaco, October 04, 2006(HOL): Xaflad Afur iyo Casho isugu jirtay oo uu soo qaban qaabiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa xalay lagu qabt...

Warkii oo dhan »

Maxkamadaha Islaamka oo wafdi u dirtay Shir ay Jaamacadda Carabta soo agaasintay oo Nairobi ka dhacaya iyo Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan shirkaas waxba kala socon

OCT 04, 2006

Arbaco, October 04, 2006(HOL): Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadaha Islaamka Prof. Ibraahim Xasan Caddow ayaa sheegay in ay maanta wafdi labo xubnoo...

Warkii oo dhan »

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Britain oo Banaanbax cabasho ah ka hor sameeyay Xafiiska Ra’iisal Wasaare Tony Blair

OCT 04, 2006

Arbaco, October 04, 2006(HOL): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Britain ayaa banaanbax cabasho ah waxaa ay ka hor sameeyeen xafiiska Ra’ii...

Warkii oo dhan »

Qaramada Midoobay iyo Jaamacadda Carabta oo Wadamo ku lug leh Arrimaha Soomaaliya kala hadlaya in aysan sii fogeynin Xal ka gaarista Soomaaliya

OCT 04, 2006

Arbaco, October 04, 2006(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Francois Lonseny Fall ayaa wuxuu b...

Warkii oo dhan »

Dowladda Kenya oo sheegtay in aaney Garoomadeeda ka soo degi karin Soomaalida Baasaboor kasta oo ay wataan

OCT 04, 2006

Arbaco, October 04, 2006(HOL): Warkan ku saabsan in Dowladda Kenya ay Garoomadeeda Diyaaradaha ka mamnuucday dadka Soomaaliyeed Baasaboor kasta oo ay ...

Warkii oo dhan »

Tartan lagu maamuusayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ka bilowday Magaalada Beledweyne

OCT 03, 2006

Talaado, October 03, 2006(HOL): Tartan kubada cagta ah oo lagu maamuusayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa ka furamay Garoonka kubada cagta ee Lama g...

Warkii oo dhan »

Haweeney Soomaali ah oo lagu xukumay xabsi iyo lacag ganaax ah kadib markii ay gabadheeda gudatay

OCT 03, 2006

Talaado, October 03, 2006(HOL): Haweeney Soomaali ah  oo degan dalka Sweden ayaa lagu xukumay seddex sano oo xabsi ah iyo in ay bixiso lacag gana...

Warkii oo dhan »

Laanta Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Kismaayo oo ay Maxkamadaha Islaamka xayiraaddii ka qaadeen

OCT 03, 2006

Talaado, October 03, 2006(HOL): Waxaa dib u howlgashay oo xayiraadii laga qaaday Laanta Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Kismaayo oo ay Maleeshiyooyi...

Warkii oo dhan »

Maxkamadaha Islaamiga oo ka cabanaya Dad aan ka tirsaneyn oo Dadweynaha xukunno ku fuliya

OCT 03, 2006

Talaado, October 03, 2006(HOL): Golaha maxkamadaha Islaamka ee la wareegay gacan ku heynta Magaalada Muqdisho iyo gobollo ka tirsan Koofurta iyo Barta...

Warkii oo dhan »