Wararka Maanta
U diyaargarowga Ciidda Soon-fur oo si weyn uga socda Magaalada Muqdisho
Sabti, October 14, 2006(HOL): Suuqyada waa weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa beryahaan waxay ku jiraan mashquul aad u ballaaran, kaasi oo yimid kadib ma...
Warkii oo dhan »Ra’iisal Wasaare Geedi oo xil ka qaadis ku sameeyay Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirrada, kuwo kalena magacaabay
Sabti, October 14, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa wareegto uu xalay soo saaray waxaa u...
Warkii oo dhan »Waaxda Dhismaha Maxkamadaha Islaamka oo dhistay Bohol weyn oo ka dhex qodantay Wadada Wadnaha iyo Suuqii Xoolaha Wardhiigleey
Sabti, October 14, 2006(HOL): Waaxda dhismaha Maxkamadaha Islaamka ayaa ku guuleysatay in ay buuxiso bohol weyn oo ka dhex qodantay Wadada Laamiga ah ...
Warkii oo dhan »Maalinta Aragga Caalamka oo Muqdisho laga xusay
Jimco, October 13, 2006(HOL): Waxaa maalintii shalay ahayd oo taariikhdu ay ku beegneyd 12-ka Oktoobar laga xusay magaalada Muqdisho maalinta Ar...
Warkii oo dhan »Mas’uuliyiinta Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo sheegay in aysan aqoonsaneyn dhamaanba Maamullada Degmooyinka Gobolka
Jimco, October 13, 2006(HOL): Kadib markii ay ku soo laabteen Gudaha gobalka Hiiraan Mas'uuliyiinta Sar sare Maxkamada islaamiga Gobalka oo in muddo a...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo shaqaalaheedii joogay koofurta iyo bartamaha Soomaaliya la baxday
Jimco, October 13, 2006(HOL): Qaramada Midoobay ayaa shaqaalaheedii Caalamiga ahaa waxay kala baxday dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada ay ka tal...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo beeniyay in ay weerar ku yihiin Itoobiya
Jimco, October 13, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamka ee ka taliya deegaano dhowr ah oo ku yaala Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxay beeniyeen i...
Warkii oo dhan »Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo soo bandhigay dhaawacyo ka soo gaaray Qaraxii dhawaan lala beegsaday
Arbaco, October 11, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo markii ugu horeysay si faah faahsan uga hadlay Qar...
Warkii oo dhan »Hay’adda Saacid oo howlo Nadaafadeed ka fulineysa Magaalada Muqdisho
Muddadii dagaalada sokeeye dalka ka dhacayey waxaa guud ahaan is badalay hab-dhaqankii dadka magaalada muqdisho deganaa. Magaalada Muqdishu qiyaastii ...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo ka codsatay maamul goboleedka Puntland in uu hakiyo Qaxooti Itoobiyaan u badan oo uu ka masaafurinayo Deegaanada uu ka taliyo
Arbaco, October 11, 2006(HOL):Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca Qaxootiga ee marka magaceeda la soo gaabiyo magaceeda loogu yeero UNHCR...
Warkii oo dhan »