Wararka Maanta
Shiikh Shariif oo Jowhar u jooga xalinta khilaaf soo kala dhexgalay Maamul halkaas ka jira
Axad, October 22, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo magaalada Jowhar ...
Warkii oo dhan »Xaaladda Degmada Buur-Hakaba oo degan kadib dagaalkii shalay
Axad, October 22, 2006(HOL): Xaaladda Magaalada Buur-Hakaba ee gobolka Bay ayaa degan kadib markii uu halkaas shalay dagaal ku dhexmaray Ciidamo ka am...
Warkii oo dhan »Ciidamo u kala daacad ah Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha Islaamka oo Bu'aale ku dagaalamay
Axad, October 22, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Bu'aale ee gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in ay halkaasi ku dagaalameen Ciidamo u ka...
Warkii oo dhan »Shirka Khartoum oo u muuqda mid rajadiisa qabsoomida sii xumaaneyso
Sabti, October 21, 2006(HOL): Iyadoo maalmo uun ay inaga xigaan waqtigii loo balan sanaan in mar kale laysugu tago wajigii sadaxaad shirka agaalada Kh...
Warkii oo dhan »Gabdho Soomaaliyeed oo deeq raashin ah gaarsiiyay Dad soo barakacay oo ku sugan gudaha Soomaaliya
Sabti, October 21, 2006(HOL): Sucaad Shiikh Cali iyo Xabiibo Maxamed oo ku kala nool Dalalka Mareykanka Ingiriiska ayaa waxaa ay kaalmo gargaar ...
Warkii oo dhan »UNHCR oo ka qeylineysa Tahriibayaal isku biimeynaya Badda Cas
Sabti, October 21, 2006(HOL): Iyadoo uu maamul goboleedka Puntland qaaday tallaabo uu ku joojinayo dadka Tahriibka ee Doomaha ka raaca Xeebaha Boosaas...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo ka hadlay qabsashadii Dowladda Federaalka ee Buur Hakaba
Sabti, October 21, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay iska hor imaadkii saakay Magaalada Buu...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Maleeshiyooyin gacan saar la leh Maxkamadaha Islaamka oo Buur Hakaba ku dagaalamaya
Sabti, October 21, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay saakay halkaas ku dagaalamayaan ciidam...
Warkii oo dhan »Golaha Aqoonyahannada iyo Siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle oo sheegay in ay qalad ahayd sidii loola dhaqmay Jen. Cali Madoobe
Jimco, October 20, 2006(HOL): Golaha Aqoonyahannada iyo Siyaasiyiinta Beelaha Digil iyo Mirifle oo shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa bayaan ay s...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo Eretrea ku eedeeyay in ay hubeyneyso Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya
Jimco, October 20, 2006(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa ku eedeysay Dowladda Eritrea in ay hubeyneyso Maxkamadaha Islaamka ee la wareegay gacan ku heyn...
Warkii oo dhan »