Wararka Maanta
Hargaysa: Hooyo iyo laba caruura oo ay dhashay oo ku naf waayey dab ka kacay gurigooda
Axad, February, 3, 2024 (HOL) - Hooyo iyo laba Caruura oo ay dhashay ayaa ku dhintay dab ka kacay hoygii ay degenaayeen oo ku yaala xaafada Caba...
Warkii oo dhan »Maamulka Hirshabeelle oo xilka qaadis ku sameeyay Duqii magaalada Baledweyne
Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa x...
Warkii oo dhan »In ka badan 30 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Jubbada Hoose
Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal saacado badan qaatay oo ay si wadajir ah uga sameeyeen ciidamada dowla...
Warkii oo dhan »Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo Muqdisho ka mamnuucay banaanbaxyada
Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa si adag uga hadlay banaanbax khasaare geystay oo sha...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Turkiga oo sheegay inuu ka qeyb qaadanayo dhex dhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya
Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay dhigiiisa Mad...
Warkii oo dhan »Farmaajo iyo Sheikh Shariif : Arrimaha dastuurka waxay u baahan yihiin wadatashi Ballaaran
Axad, Maarso, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynayaashii ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa xalay Muqdisho ku yees...
Warkii oo dhan »Maxkamadda gobolka Banaadir oo markale mudeysay waqtiga la dhageysanayo dacwada eedeysane Sayid Cali
Sabti, Maarso, 2, 2024 (HOL) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markale shaacisay waqtiga markii sadaxaad la horkeenayo Maxkamadda ninka ...
Warkii oo dhan »Dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay gobolka Jubbada Hoose
Sabti, Maarso, 2, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal culus oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Baar sanguuni ee gobol...
Warkii oo dhan »Wiil aabihii ku dilay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag
Sabti, February, 2, 2024 (HOL) - Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay Wiil ayaa xalay aabihii ku toogtay magaalada Ceerigaab...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Itoobiya waxay isku dayaysaa inay sharciyayso xadgudubka ka dhanka ah badda Soomaaliya
Sabti, Maarso, 2, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay xadgudubka ay Itoobiya ku hayso madax-bana...
Warkii oo dhan »