Wararka Maanta

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay

MAR 09, 2024

 Sabti, Maarso, 9, 2024 (HOL) - Ciidamadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyay fa...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo ka fikiraysa in ay ka noqoto qorshaha aqoonsiga Somaliland kadib cadaadis caalami ah

Itoobiya oo ka fikiraysa in ay ka noqoto qorshaha aqoonsiga Somaliland kadib cadaadis caalami ah

MAR 08, 2024

 Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Wargayska Bloomberg ee laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa sheegay in Itoobiya ay qorshaynayso in ay ka laabato q...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo Madaxda Soomaalida ugu baaqday dhameystirka qoondada haweenka ee ah boqolkiiba 30

Qaramada Midoobay oo Madaxda Soomaalida ugu baaqday dhameystirka qoondada haweenka ee ah boqolkiiba 30

MAR 08, 2024

 Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa Qaramada Modoobay waxay soo saartay baaq ...

Warkii oo dhan »
Hindiya oo dib u furaneysa Safaaraddii ay ku laheyd Soomaaliya

Hindiya oo dib u furaneysa Safaaraddii ay ku laheyd Soomaaliya

MAR 08, 2024

 Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Dowladda Hindiya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso iney Magaalada Muqdisho uga furato Safaarad ka shaqeysa xoojinta...

Warkii oo dhan »
Mudo dheer kadib Meydka Luul Cabdicasiis oo Maanta la aasayo

Mudo dheer kadib Meydka Luul Cabdicasiis oo Maanta la aasayo

MAR 08, 2024

 Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta oo Jimco ah lagu wada in la aaso meydka Allah u naxariistee Luul Cabdicasiis oo bishii Janaayo ee sa...

Warkii oo dhan »
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo kulan ka yeeshay dhacdadii ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo kulan ka yeeshay dhacdadii ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

MAR 08, 2024

 Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan gaar ah ka yeeshay dhacdadii...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh "Majirto Diin iyo dadnimo ogol in kumanaan qof oo Soomaali ah si macno la'aan ah lo dilo"

Madaxweyne Xasan Sheekh "Majirto Diin iyo dadnimo ogol in kumanaan qof oo Soomaali ah si macno la'aan ah lo dilo"

MAR 08, 2024

 Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka mid noqonay...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal looga baarayo Soomaaliya

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Shidaal looga baarayo Soomaaliya

MAR 08, 2024

 Jimco, Maarso, 8, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ay...

Warkii oo dhan »
Maxkamada Sare ee Somaliland oo laashay qodobo kamid ah xeerka doorashooyinka

Maxkamada Sare ee Somaliland oo laashay qodobo kamid ah xeerka doorashooyinka

MAR 07, 2024

 Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa aqbashay dacwad uu u gudbiyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo wa...

Warkii oo dhan »
Shir u socday dowladda Fedaraalka iyo Hay'adda IMF oo Maanta lasoo gabagabeeyay

Shir u socday dowladda Fedaraalka iyo Hay'adda IMF oo Maanta lasoo gabagabeeyay

MAR 07, 2024

 Khamiis, Maarso, 7, 2024 (HOL) - Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir u dhaxeeyay dowladda Fedaraalka Soomaal...

Warkii oo dhan »