Wararka Maanta

Ethiopia Airline oo beenisay inay joojisay isticmaalka hawada Soomaaliya

Ethiopia Airline oo beenisay inay joojisay isticmaalka hawada Soomaaliya

MAR 02, 2024

 Sabti, Maarso, 2, 2024 (HOL) - Shirkadda diyaaradda ee Ethiopian Airlines ayaa waxay beenisay warar baraha bulshada ee internet-ka lagu faafiyay...

Warkii oo dhan »
Dowladda UK oo sheegtay inay ka go’an tahay xoojinta taageerada amniga Soomaaliya

Dowladda UK oo sheegtay inay ka go’an tahay xoojinta taageerada amniga Soomaaliya

MAR 02, 2024

 Sabti, Maarso, 2, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga UK James Stephen Heappey ayaa soo gabagabeeyey booqasho uu ku tagay Soomaaliya iyo...

Warkii oo dhan »
Odayaasha dhaqanka deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda

Odayaasha dhaqanka deegaanka Lughaya oo diiday saldhiga Itoobiya laga siinayo badda

MAR 01, 2024

 Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Shir usoo dhamaaday odayaasha dhaqanka iyo dadwaynaha deegaanka Lughaya ee galbeedka Somaliland ayaa lagaga soo h...

Warkii oo dhan »
Farmaajo: Waxaan dalka ugusoo laabtay inaan ka qeyb qaato xal u raadinta arrimaha dastuurka

Farmaajo: Waxaan dalka ugusoo laabtay inaan ka qeyb qaato xal u raadinta arrimaha dastuurka

MAR 01, 2024

 Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa 16 bilood ka dib markii ...

Warkii oo dhan »
Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin maynee aynu halkeenna kala Joogno

Garaad Jaamac: Somaliland mar dambe heshiin maynee aynu halkeenna kala Joogno

MAR 01, 2024

 Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Garaadada SSC-khaatumo ayaa digniin u diray Somaliland, iyagoo sheegay in aanay mar kale ku fekerin in ay dib u x...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Turkiga si uu uga qeyb galo madasha Diplomaasiyadda

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Turkiga si uu uga qeyb galo madasha Diplomaasiyadda

MAR 01, 2024

 Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga, si uu uga qeyb galo madasha dibl...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo bilowday ololaha ay ku doonayso inay noqoto guddoomiyaha Midowga Afrika

Soomaaliya oo bilowday ololaha ay ku doonayso inay noqoto guddoomiyaha Midowga Afrika

MAR 01, 2024

 Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday olole ay ku dooneyso in wasiirkeedii hore ee arrimaha dibadda Fowsiyo...

Warkii oo dhan »
Todobo qof oo uu ku jiro taliyihii saldhigga Booliiska Huriwaa oo loo xiray dilkii ganacsade Abuukar Kaabax

Todobo qof oo uu ku jiro taliyihii saldhigga Booliiska Huriwaa oo loo xiray dilkii ganacsade Abuukar Kaabax

MAR 01, 2024

 Jimco, Maarso, 1, 2024 (HOL) - Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya, Qaasim Axmed Rooble, ayaa shaaciyay in afduubkii iyo dilkii loo geystay ...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in ay dacwad ka gudbisay dowlada Soomaaliya

Somaliland oo sheegtay in ay dacwad ka gudbisay dowlada Soomaaliya

FEB 29, 2024

 Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa dowlada Soomaaliya ku eedaysay in ay xadgudub iskugu jira, dil, jidhdil iyo xadgub...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku riday lix nin oo ajaaniib ah

Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku riday lix nin oo ajaaniib ah

FEB 29, 2024

 Khamiis, February, 29, 2024 (HOL) - Maxkamadda dadajada koowaad ee ciidamada Puntland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday 6 nin oo u dhas...

Warkii oo dhan »