Wararka Maanta
Maxkamadda gobolka Banaadir oo dambi ku weyda Koofi iyo Saabey
Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa wax dambi ah ku weyday agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha So...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya weerar khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Waqooyi Bari Kenya
Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhabagal ah oo xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku qaadeen kolanyo k...
Warkii oo dhan »Taliska Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada
Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay talaabooyin dhowrkii maalmood ee lasoo dhaa...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay cunaqabateynta Qaramada Midoobay ay ku soo rogtay saddex hogaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab
Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu cunaqab...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ka hadashay heshiiska Itoobiya iyo qorshaha uga yaala gobolka Sool
Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Wakiilka Somaliland ee Kenya ayaa sheegay in gobolka Sool aanu Somaliland ka go'i dooni, waxa kale oo uu shee...
Warkii oo dhan »Ciidamada Midowga Yurub oo soo furtay markab ay afduubteen kooxaha burcad badeeda Soomaalida
Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda ee ku sugan Badweynta Hindiya iyo Badda Cas ayaa sheegay in...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Cumaan oo kala saxiixday heshiis is afgarad ah oo ku saabsan kalluumaysiga
Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Xassan Aadan, ayaa is afgarad (Mo...
Warkii oo dhan »Alshabaab oo weerar gaadmo ah kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Baay
Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Ugu yaraan saddex askari oo katirsan ciidanka dowladda ayaa ku dhaawacmay weerar gaadmo ah oo ay xalay degmada Bard...
Warkii oo dhan »Kenya oo digniin kasoo saartay khatarta argigixisnimo ee ka dhalan karta bixitaanka ciidamada ATMIS
Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa walaac ka muujiyay bixitaanka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (...
Warkii oo dhan »Burcad Soomaalida oo afduubtay Markab xamuul ah oo ka diiwaangashan Liberia
Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Markab nooca xamuulka qaada ah oo lagu magacaabo Basilisk oo ka diiwaan gashan Liberia, ayaa la sheegay in ay qabte...
Warkii oo dhan »