Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Shabaabkii lagu jebiyay Galmudug iyo Hirshabeelle ay isku urursadeen degaanada Puntland
Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay, Shabaabkii looga adkaaday dagaalladii ka dhacay degaanada Galmudug i...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Kenya oo sheegay in Alshabaab ay la wareegi doonto Soomaaliya kadib marka ay ATMIS ka baxdo dalka
Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay la wareegi doonto awoodda Soomaaliya, h...
Warkii oo dhan »James Swan oo Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho
Axad, May, 26, 2024 (HOL) - Sii hayaha Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta so...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaqadooda u fasaxay wasiiro uu horay shaqo joojin ugu sameeyay ku xigeenkiisa
Axad, May, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu fasaxay shaqadooda laba ka mid ah afar ...
Warkii oo dhan »20 katirsan Shabaab iyo horjoogayaashooda oo lagu dilay howlgal ka dhacay buuraha Calmadow ee Puntland
Axad, May, 26, 2024 (HOL) - In ka badan 20 katirsan kooxda Alshabaab ayaa lagu dilay, tiro intaasi ka badanna waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska...
Warkii oo dhan »Daa’uud Aweys: Soomaaliya waxay isu diyaarinaysaa kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka
Axad, May, 26, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa isu diyaarinaysa kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, sida uu sheegay wasii...
Warkii oo dhan »Dadkii ka barakacay Fataahada Baledweyne oo bilaabay iney dib ugu laabtaan guryahooda
Axad, May, 26, 2024 (HOL) - Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saacadahii lasoo dhaafay naq la t...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo digniin u diray muwaadiniintiisa ku sugan magaalada Muqdisho
Axad, May, 26, 2024 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo kula talisay muwaadiniinta Mareykank...
Warkii oo dhan »Faahfaahin kasoo baxaya 7 caruur ah oo Maanta baddu ku qaaday xeebta magaalada Marka
Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada xeebeedka Marka ayaa ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ilaa 7 caruur ah ay maan...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare badan geystay oo Maanta ka dhacay gobolka Galgaduud
Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare badan geystay oo maanta ka dhacay deegaanka Ceel barafa...
Warkii oo dhan »