Wararka Maanta
Xubno kasoo goostay kooxda Al-shabaab oo lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo
Khamiis, May, 30, 2024 (HOL) - Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed, gaar ahaan maga...
Warkii oo dhan »Taliska Booliiska Banaadir oo ka hadlay sababta loo xirxirayo dadka sameeya anshax xumada iyo kicinta dadweynaha
Khamiis, May, 30, 2024 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa todobaadkii labaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah dadka baraha bulshada ka ...
Warkii oo dhan »IMF oo meel marisay $10 milyan oo lagu taageerayo Soomaaliya
Khamiis, May, 30, 2024 (HOL) - Guddiga Sare ee IMF oo dhameystiray dib u eegistii ugu horeysay ee hoos timaada barnaamijka dayn cafinta So...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ka digtay khataro kusoo fool leh xeebaha Soomaaliya
Arbaco, May, 29, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaalya Saadaam Maxamuud Cabdi oo goordhaw...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Kenya oo diiday in dalkisa laga mamnuuco isticmaalka iyo cunista Qaadka
Arbaco, May, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto ayaa ka laabtay go'aan lagu mamnuucayo Qaadka Miirowoga, ka dib markii la o...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo iska fogeeyay weerar duqayn ah oo ka dhacay buuraha Calmadow
Arbaco, May, 29, 2024 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aysan ku lug lahayn weerar duqayn ah oo ka dhacay buuralayda Calmadow ee gobo...
Warkii oo dhan »Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo ka jawaabtay wafdi Somaliland u dirtay Taiwan
Arbaco, May, 29, 2024 (HOL) - Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay ka qeyb galka Somaliland ee caleemo saarka hoggaamiyaha T...
Warkii oo dhan »Maamulka Jubbaland oo abaabul dagaal ka bilaabay gobolka Gedo
Arbaco, May, 29, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan magaalada Ceelwaaq ee gobolk...
Warkii oo dhan »Kusimaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo kulamo la qaatay madaxda dalka
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Madaxda ugu sareyso dowladda Fedaraalka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre aya...
Warkii oo dhan »Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $18 Milyan oo dolar
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $18 Milyan oo dolar, ...
Warkii oo dhan »