Wararka Maanta
Maraykanka oo sheegay inuu saddex katirsan Daacish ku dilay duqayn ka dhacday Puntland
Sabti, Jun, 1, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (Africom) ayaa si rasmi ah u sheegay inuu fuliyay weerar cirka ah oo ka dhan a...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Bari oo lala beegsaday xubno ka tirsan Daacish
Sabti, Jun, 1, 2024 (HOL) - Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn dhanka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha aanan duuliyaha lah...
Warkii oo dhan »Taliyaha Nabadsugida Qaranka oo beeshiisa ka dalbaday in dib u bilaabaan dagaalka Al-shabaab
Jimco, May, 31, 2024 (HOL) - Waxaa galinkii dambe ee maanta ka furmay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan shirka Nabadda iyo midnimada Cali Madaxweyne o...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka
Jimco, May, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka (UPU) kadib wadahadalo k...
Warkii oo dhan »Guddiga sare ee IMF oo soo gabagabeeyay dib u eegistii koowad ee dhaqaalaha Soomaaliya
Jimco, May, 31, 2024 (HOL) - Waxaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay dib u eegistii koowaad ee dhaqaalaha Soomaaliya, kadib kulamo isdaba joog ahaa...
Warkii oo dhan »Shirweynaha Caafimaadka Aduunka oo lagu ansixiyay Hindise dowladda Soomaaliya kasoo shaqeysay
Jimco, May, 31, 2024 (HOL) - Qaraar ay kasoo shaqeysay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay iskaashi kala sameysay in ka badan 20 dowladood ayaa...
Warkii oo dhan »Wasiir Fartaag “ATMIS hadii ay dalka ka baxdo ciidamadii badali lahaa waa diyaar sanyihin"
Jimco, May, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay ...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka
Jimco, May, 31, 2024 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan ayaa faahfaahin dheeraad...
Warkii oo dhan »Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qeyb galay Madasha iskaashiga Shiinaha iyo Carabta
Khamiis, May, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa maant...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo shaaciyay habraaca doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika
Khamiis, May, 30, 2024 (HOL) - Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay hannaanka doorashada hoggaanka sare ee Midowga Afrika, iyadoo loogu baaqay musha...
Warkii oo dhan »