Wararka Maanta
Maxay Dowladda iyo Shacabka isaga baahan yihiin?
Axad, January 28, 2007(HOL): 16 sano kadib ayaa maanta waxaa ka muuqda ifafaale wanaagsan iyo rajo Dowladnimo gudaha soomaaliya, balse rajadan&n...
Warkii oo dhan »
Mudadii loo qabtay qabashada Araajida Mushaarixiinta Guddoomiyenimada Baarlamaanka oo la kordhiyay
Axad, January 28, 2007(HOL): Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waqti dheeri ah ku daray mudadii ay u qabteen ...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo sheegay in uu xilka ku wareejinayo Maamulka cusub ee loo magacaabay Gobolka Shabeelaha Dhexe
Axad, January 28, 2007(HOL): Guddoomiyihii hore ee gobolka Shabeelaha Dhexe Maxamed Cumar (Maxamed Dheere) ayaa shaaca ka qaaday in xilkii uu ka...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo caawa weerar ku qaaday labo Saldhig Boolis oo Muqdisho ku yaala
Sabti, January 27, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa caawa weerarro abaabulan ku qaaday labo saldhig boolis oo Muqdisho ku yaala, kuwaasi oo ay ku sugnaa...
Warkii oo dhan »
Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka oo sheegtay goorta uu ku egyahay isticmaalka Baasaboorkii hore ee Soomaaliya
Sabti, January 27, 2007(HOL): Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday xiliga uu ku egyahay isticmaalka Baas...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay heyso nin looga shakiyay in uu ka dambeeyay Madaafiicdii lagu tuuray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Sabti, January 27, 2007(HOL): Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Nuur Maxamed (Diinaari) oo shir jaraa’id ku qabtay xaruntii Naba...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Xaflad lagu taageerayay Dowladda Federaalka oo ka dhacday Dalka Mareykanka uga qeybgalay Qadka Taleefoonka
Sabti, January 27, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa qadka taleefoonka uga qeybgala...
Warkii oo dhan »
Maamul cusub oo loo magacaabay Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo maamulkii hore oo magacaabistaas ka soo horjeesay
Sabti, January 27, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maamul cusub u magacaabay Gobolka Sh...
Warkii oo dhan »
Agaasimaha shirkada warbaahinta Somalitvinternet oo sheegay in ay hawada si rasmi ah u soo galayaan labo bilood & bar tijaabo ah kadib
Sabti, January 27, 2007(HOL): Agaasimaha shirkada warbaahinta Somalitvinternet.com Cabdullahi Nuur Maxamed (Colombo) ayaa shaaca ka qaadey kadib marki...
Warkii oo dhan »
Halkee mareysaa Xiisaddii Colaadeed ee ka taagneyd Dhulka Miyiga ah ee u dhaxeeya Degmooyinka Maxaas iyo Ceel Buur?
Sabti, January 27, 2007(HOL): Inkastoo waqtigan uusan jirin wax dagaal ah oo ka jira dhulka Miyiga ah ee u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Ceel-buur, ...
Warkii oo dhan »