Wararka Maanta
Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wariyayaal la socday oo saakay shil gaari ku galay Wadada isku xirta Xamar iyo Baydhabo
Isniin, January 29, 2007(HOL): Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Nuur Maxamed (Diinaari) iyo wariyayaal Soomaali iyo Ajnabi isugu ...
Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo maanta ka shiraya Xaaladaha Darfur iyo dalka Soomaaliya
Isniin, January 29, 2007(HOL): Madaxda in ka badan 50 Dal oo ku bahoobay Midowga Afrika ayaa maanta waxay ku shirsan yihiin Magaalada Addis Ababa ee d...
Warkii oo dhan »
Inj. Suudaan Cali Axmed oo sheegay in jir dil loo geystay 8 Nin oo dhawaan Ciidamo Itoobiyaan ah ay kala baxeen guri ku yaala Magaalada Muqdisho
Isniin, January 29, 2007(HOL): Guddoomiyaha Xarunta Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman Inj. Suudaan Cali Axmed ayaa sheegay in 8 Nin oo ay Ciidamo It...
Warkii oo dhan »
FAARAX SENDIKO: “Haddii aaney Dowladda wada hadal la furin Maxkamadihii Islaamka xaaladda Soomaaliya waxay noqoneysaa Ciraaqdii labaad”
Isniin, January 29, 2007(HOL): Faarax Wehliye Caddow Sendiko oo ka mid ah Siyaasiyiintii Soomaaliyeed ee isu soo taagay in ay qabtaan jagada madaxweyn...
Warkii oo dhan »
Ku xigeenka Duqa Magaalada Muqdisho oo sheegay in ay dhaqsi wax uga qabaan ammaan xumida ka jirta magaalada Muqdisho
Isniin, January 29, 2007(HOL): Ku xigeenka Duqa Magaalada Muqdisho ee dhinaca Siyaasadda iyo Nabadgelyada Ibraahim Cumar Sabriye Shaawey ayaa shaaca k...
Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka oo Magaalada Beledweyne la tegay fikrad ah in Gobolka Hiiraan laga dhigo labo gobol
Axad, January 28, 2007(HOL): Xubanaha dowlada federaalka ee uu horkacayo wasiirka wasaarada wax-barashada C/raxmaan Cabdi Waarre ayaa tan ...
Warkii oo dhan »
Iska hor imaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Axad, January 28, 2007(HOL): Iska hor imaadkan oo ka dhacay Ex-Koontarool Balcad ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu u dhaxeeyay Ciidamada Booliska Dowla...
Warkii oo dhan »
Dad ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo la sheegay in ay ka dambeeyeen Weerarro xalay Muqdisho ka dhacay
Axad, January 28, 2007(HOL): Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarro hubeysan oo xalay lagu qaaday Saldhigyada Booliska Howl-wadaag iyo Wa...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday Maamul ay Dowladda Federaalka u magacawaday Gobolka Sh/Dhexe oo Jowhar ka dhacay
Axad, January 28, 2007(HOL): Banaanbax looga soo horjeeday Maamulka cusub ee ay dowladda Federaalka u magacawday Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in aaney dowladdiisa lahayn wax mucaarad ah
Axad, January 28, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in dowladdiisa aysan lahayn wax mucaarad a...
Warkii oo dhan »