Wararka Maanta
Dad ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu eedeeyay in ay geysteen falal nabadgelyo darro ah
Khamiis, January 25, 2007(HOL): Xabiibo Cilmi oo ka mid ah ganacsatada Qaadka iibisa Suuqa Xamarweyne ayaa sheegtay in ay dhac u geystaan ...
Warkii oo dhan »
Askari Itoobiyaan ah oo maanta lagu dilay Magaalada Kismaayo
Khamiis, January 25, 2007(HOL): Askari Itoobiyaan ah ayaa geeriyooday mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu nin ku hubeysan Bastoolad iyo...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo Liibiya ku sugan
Khamiis, January 25, 2007(HOL): Wasiirka arimaha dibada dowlada federalka Soomaaliya .mudane Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Warkii oo dhan »
Col. Mukhtaar Xuseen Afrax iyo xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda Federaalka oo gaaray Magaalada Beledweyne
Khamiis, January 25, 2007(HOL): Xubno ka tirsan labada gole ee dowlada federaalka oo uu wehliyo Col. Muqtaar Xuseen Afrax oo ah taliyaha ciidamada xoo...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhabo looga yeeray
Arbaco, January 24, 2007(HOL): Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Baarlamaanka Cusmaan Cilmi Boqorre ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ugu yee...
Warkii oo dhan »
Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Madaafiic lagu weeraray
Arbaco, January 24, 2007(HOL): Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa saakay lagu tuuray seddex madfac oo ka dhaceysay qoriga Hoobiyaha loo yaqaan, iyadoo...
Warkii oo dhan »
Diyaaradaha Mareykanka oo duqeeyay Koofurta Soomaaliya
Arbaco, January 24, 2007(HOL): Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa mar kale waxay duqeeyeen Deegaano ka tirsan Koofurta Soomaaliya, halkaasi oo ay ku...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka codsatay Dowladda Kenya in lagu soo wareejiyo Guddoomiyihii Maxkamadaha Islaamka
Arbaco, January 24, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka codsatay Dowladda Kenya in ay u soo gacan geliso Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Ma...
Warkii oo dhan »
Dowladda Yemen oo safaarad ka furatay Magaalada Muqdisho
Talaado, January 23, 2007(HOL): Dowladda Yemen ayaa waxay noqotay dowladdii ugu horeysay oo Xafiis Safaaradeed ka furatay magaalada Muqdisho kad...
Warkii oo dhan »
3 ruux oo lagu dilay Deegaanka Suuqa Xoolaha
Talaado, January 23, 2007(HOL): Deegaanka Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa saakay lagu dilay seddex ruux oo ku sheekeysanayay meel gidaa...
Warkii oo dhan »