Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo ku laabtay
Talaado, February 27, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa dib ugu laabtay fariisinkiisa Magaalada Baydha...
Warkii oo dhan »
24-kii saac ee la soo dhaafay oo Dad lagu dilay Magaalada Muqdisho
Talaado, February 27, 2007(HOL): 24-kii saac ee aynu ka soo gudubnay ayaa waxaa ka dhacay magaalada Muqdisho dilal qorsheysan oo loo geystay dad rayid...
Warkii oo dhan »
Maamulka Heer Gobol iyo Degmo ee Gobolka Hiiraan oo siyaabo kala duwan uga hadlay Odayaal ku xiran Deegaanka Feer-Feer
Talaado, February 27, 2007(HOL):Iyadoo muddo ka badan todobaad ay ku xiran yihiin degmada Feer-feer ee ismaamulka soomaalida Itoobiya odayaal na...
Warkii oo dhan »
Beesha Tanade oo Suldaan Caleemo saaratay
Talaado, February 27, 2007(HOL): Waxaa dhawaan magaalada Kismaayo ee Gobolka J/Hoose ka dhacay shirweyne lagu caleema-saaray Suldaan ay yeelaneyso Bee...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay goorta ay Ciidamada Uganda tegayaan Dalka Soomaaliya
Talaado, February 27, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo aragtiyo kala duwan ka bixiyay Calamo xalay laga taagay Magaalada Muqdisho
Isniin, February 26, 2007(HOL): Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Cumar Dalxa iyo Duqa Magaalada Muqdisho Cadde Xasa...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo Saxaafadda ku eedeeyay in ay wax ka waddo nabadgelyo darrada ka jirta Magaalada Muqdisho
Isniin, February 26, 2007(HOL): Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa saxaafadda ka howlgasha magaalada...
Warkii oo dhan »
Sedex Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo si daran ugu dhaawacmay Qarax Bambo oo ka dhacay Isgoyska Siinaay
Isniin, February 26, 2007(HOL): Shan ruux oo seddex ka mid ah ay yihiin Ciidamada Booliska ee ka howlgala Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Warkii oo dhan »
Shir la xiiria Watashiga Dadka Soomaaliyeed ee ku nool qurabah oo lagu Qabtay Dalka Holland
Isniin, February 26, 2007(HOL): Waxaa lagu qabtay magaalda Dan Haag ee dalka Holland shir balaaran oo ay soo qaba-qaabiyeen qaar ka mid Jaaliyadda ee ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo beenisay in ay Mareykanka iyo Itoobiya ku gacan siisay dagaalladii ay la galeen Xoogaggii Maxkamadihii Islaamka
Isniin, February 26, 2007(HOL): Dowladda Kenya ayaa beenisay warar horay u soo baxay oo sheegayay in Kenya ay ku caawisay Mareykanka iyo Itoobiyaanka ...
Warkii oo dhan »