Wararka Maanta
Afar Soomaali ah oo Fal Dil ah Loogu Xirey Dalka Masar
Axad, March 04, 2007(HOL): Dalka Masar, gaar ahaan magaalada Qaahira ayaa waxaa habeen hore ka dhacay arrin ay soomaalida degan Masar aysan horay u &n...
Warkii oo dhan »
Askar ka tirsan Dowladda Federaalka oo la toogan lahaa oo baxsaday
Sabti, March 03, 2007(HOL): Sedex Askari oo ka tirsan Dowladda Federaalka, isla markaana ay xukun dil ah ku riday Maxkamadda Mileteriga Dowladda Feder...
Warkii oo dhan »
Dekedda Muqdisho oo Maraakiib iyo Doomo ay ku xiran yihiin xili agagaaraheeda Madaafiic lagu garaacayo
Sabti, March 03, 2007(HOL): Dekedda weyn ee Magaalada Mudisho ayaa si caadi ah u wadata howlaheeda shaqo tan iyo markii ay dib u howlgeliyeen Maxkamad...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Itoobiya oo sheegay in Ciidamada Itoobiya ee galay Soomaaliya ay nabad keeneen
Sabti, March 03, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Itoobiya Mr. Girma Wolde-Giorgis ayaa sheegay in Ciidamada dalkiisa ee faragelinta ku sameeyay Dalka...
Warkii oo dhan »
Taangiyada iyo Qalabka Ciidamada Uganda ee Soomaaliya loo dirayo oo la bilaabay in Tariinno lagu daadgureeyo
Sabti, March 03, 2007(HOL): Waxaa bilaabatay maalintii shalay ahayd daad-gureynta Taangiyada iyo Qalabka Mileteri ee ay ku howlgelayaan Ciidamada ka s...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Puntland ah oo Magaalada Beledweyne uga gudbay dhinaca Deegaanka Balli-Doogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Jimco, March 02, 2007(HOL): Ciidamadan oo wata 18 gawaarida dagaalka ah iyo waliba Gadiid kale oo isugu jira ku xamuulka qaada iyo waliba ...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Uganda oo sheegay in aysan Ciidamada Midowga Afrika hub ka dhigis ku sameyn doonin Soomaalida
Jimco, March 02, 2007(HOL): Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada ka socda Midowga Afrika ee tegaya Soomaaliya aysan ...
Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu tuuray nawaaxiga Dekedda Muqdisho oo ay Dad ku dhaawacmeen
Jimco, March 02, 2007(HOL): Dad ka badan shan ruux ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen madaafiic maanta lagu tuuray nawaaxiga Dekedda weyn ee M...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo Weerar ku qaaday Guriga Maareeyaha Dekedda Muqdisho
Khamiis, March 01, 2007(HOL): Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa saakay subaxnimadii waxay weerar ku qaadeen guriga Maareeyaha Dekedda Muqd...
Warkii oo dhan »
Saraakiil ka socda Dowladda Uganda oo Baydhabo gaaray
Khamiis, March 01, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ay maanta halkaas gaareen Saraakiil ka socda...
Warkii oo dhan »