Wararka Maanta
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo howlgallo Guryo Baaris ah ka sameeyay nawaaxiga Wasaaraddii Gaashaandhigga
Isniin, February 26, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee ku sugan Xarunta Wasaaraddii Gaashaandhigga ee magaalada Muq...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali oo sheegay in ay sharci darro tahay in loo diido ka qeybgalka Fadhiyada Baarlamaanka
Isniin, February 26, 2007(HOL): Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali oo ka mid ah 42 Xildhibaan oo lagu eedeeyay in ay sabab la’aan uga maqnaayeen fadhiya...
Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo si toos ah u faragelisay colaadda ka taagan Deegaanka Baar-Moog oo ka tirsan Dhulka Is-maamulka Soomaalida
Axad, February 25, 2007(HOL): Kadib dagaal dad badani ku dhiteen hada xaalada deegaanka Baar-magoog oo ka tirsan dhulka is maamulka soomaalida e...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo hor leh oo soo degay Degmada Afgooye
Axad, February 25, 2007(HOL): Ciidamo tiro badan oo Itoobiyaan ah oo ka yimid Magaalada Baydhabo ayaa shalay iyo xalay waxay ku soo qulqulayeen Deegaa...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo weli ku adkeysanaya in uu weli yahay Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe
Axad, February 25, 2007(HOL): Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo muddo shan sano ah ka talinayay Gobolka Shabeelaha Dhexe balse ay dhawaan Dowla...
Warkii oo dhan »
Muqdisho iyo Cabsi Dadka ku nool la soo derista habeenkii
Axad, February 25, 2007(HOL): Dadku inta badan ma seexdaan habeenkii, waxayna iska jiraan in iyagoo hurdaya ay bilowdaan madaafiicda ay labadaas dhina...
Warkii oo dhan »
Afhayeenkii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo xilkii iska wareejiyay
Sabti, February 24, 2007(HOL): Afhayeenkii hore ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ninka lagu magacaabo Yuusuf Ismaaciil Bari-Bari ayaa maanta xilkii...
Warkii oo dhan »
C/rashiid Cali Ceynaanshe oo Xoriyaddiisii dib u helay kadib 18 cisho oo af-duub lagu heystay
Sabti, February 24, 2007(HOL): C/rashiid Cali Ceynaanshe oo ka mid ahaa mas'uuliyiinta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa xoriyaddiisii dib u helay k...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo maanta degan balse ay dadku ka qaxayaan
Sabti, February 24, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa maanta degan kadib markii uu shalay maqribnimadii dagaal xooggan ka dhacay, kaasi o...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo Baydhabo ku laabtay
Sabti, February 24, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ...
Warkii oo dhan »