Wararka Maanta

Soomaaliya oo Ka Gaabsatay Qodobo Ka Mid ah Axdi Afrika ee Xuquuqda Carruurta, Iyadoo Tixraacaysa Shareecada Islaamka

Soomaaliya oo Ka Gaabsatay Qodobo Ka Mid ah Axdi Afrika ee Xuquuqda Carruurta, Iyadoo Tixraacaysa Shareecada Islaamka

OCT 04, 2025

 Sabti, October 4, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in aysan si buuxda u oggolaanin qodobo ka mid ah "Axd...

Warkii oo dhan »
Imaaraatka oo la ogaaday in uu saldhigyo ciidan ka furtay agagaarka Gacanka Cadmeed

Imaaraatka oo la ogaaday in uu saldhigyo ciidan ka furtay agagaarka Gacanka Cadmeed

OCT 04, 2025

 Sabti, October 4, 2025 (HOL) - Laga soo bilaabo jasiiradaha Socotra ee Badweynta Hindiya ilaa xeebaha Soomaaliya iyo Yemen, sawirro dayax-gacmee...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo maanta si buuxda ula wareegay degmada Awdheegle

Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo maanta si buuxda ula wareegay degmada Awdheegle

OCT 04, 2025

Sabti, October 4, 2025 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Midowga Afrika ee AUSSOM, gaar ahaan kuwa dalka Uganda ayaa maanta u suuragashay iney si...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo maanta dib u fureysa qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho ee mudada dheer xirnaa

Dowladda Fedaraalka oo maanta dib u fureysa qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho ee mudada dheer xirnaa

OCT 04, 2025

 Sabti, October 4, 2025 (HOL) - Waxaa Maanta oo Sabti ah lagu wadaa in  dib loo furo qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqd...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh: "Muqdisho ma sii ahaan doonto magaalo ciriiri ah oo Al-Shabaab ay ku dhuuman karaan"

Madaxweyne Xasan Sheikh: "Muqdisho ma sii ahaan doonto magaalo ciriiri ah oo Al-Shabaab ay ku dhuuman karaan"

OCT 04, 2025

 Sabti, October 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu mas’uul ka yahay maa...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo hay’adaha amniga faray in aan magaalada Muqdisho lala dhexmari karin gaadiid ciidan

Madaxweyne Xasan Sheikh oo hay’adaha amniga faray in aan magaalada Muqdisho lala dhexmari karin gaadiid ciidan

OCT 03, 2025

 Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa faray laamaha amniga in aan magaalada Mu...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Xoogga Dalka iyo AUSSOM oo Al Shabaab ka xoreeyay tuulooyin ka tirsan Awdheegle

Ciidanka Xoogga Dalka iyo AUSSOM oo Al Shabaab ka xoreeyay tuulooyin ka tirsan Awdheegle

OCT 03, 2025

Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo garab ka helaya ciidamada nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM, gaar ...

Warkii oo dhan »
WFP oo ka digaysa in malaayiin Soomaali ah ay wajahaan gaajo daran iyo nafaqo-xumo

WFP oo ka digaysa in malaayiin Soomaali ah ay wajahaan gaajo daran iyo nafaqo-xumo

OCT 03, 2025

Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Hay’adda WFP ayaa maanta oo Jimce ah ka digtay in malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ay halis ugu jiraan in gaajada ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ka hortimid Go’aannadii Shirkii Nairobi Jubaland, Puntland iyo Mucaaradka

Dowladda Federaalka oo ka hortimid Go’aannadii Shirkii Nairobi Jubaland, Puntland iyo Mucaaradka

OCT 03, 2025

Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay shirkii dhowaan ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda da...

Warkii oo dhan »
Dowladda oo Ciidamada ku Sugan Mahaday ku Amartay Sugidda Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab

Dowladda oo Ciidamada ku Sugan Mahaday ku Amartay Sugidda Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab

OCT 03, 2025

Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Abukar Macalin, ayaa maanta ku boorriyay ...

Warkii oo dhan »