Wararka Maanta

Bulshada degmada Ceel Buh oo dalbanaysa caddayn iyo cadaalad ku saabsan dilka Caaqil Cumar

Bulshada degmada Ceel Buh oo dalbanaysa caddayn iyo cadaalad ku saabsan dilka Caaqil Cumar

OCT 06, 2025

Isniin, October 6, 2025 (HOL) — Bulshada deegaanka Ceel ...

Warkii oo dhan »
Kulankii koowaad ee Xasan Sheikh iyo Axmed Madoobe oo kusoo dhamaaday natiijo la'aan

Kulankii koowaad ee Xasan Sheikh iyo Axmed Madoobe oo kusoo dhamaaday natiijo la'aan

OCT 06, 2025

Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Kulan xalay madaxtooyada Kismaayo ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxweynaha Jubbala...

Warkii oo dhan »
Maamulka Waqooyi Soomaaliya oo ku eedeeyay shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada inay diideen bixinta canshuuraha ku waajibay

Maamulka Waqooyi Soomaaliya oo ku eedeeyay shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada inay diideen bixinta canshuuraha ku waajibay

OCT 06, 2025

 Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Wasaaradda Maaliyadda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in qaar kamid ah s...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya oo shaacisay qorshe lagu dhisayo 2,000 oo guri oo loo dhisayo dadka gudaha ku barakacay

Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya oo shaacisay qorshe lagu dhisayo 2,000 oo guri oo loo dhisayo dadka gudaha ku barakacay

OCT 06, 2025

 Isniin, October 6, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya, Cilmi Maxamed Nuur, ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub...

Warkii oo dhan »
IGAD oo si xooggan u cambaareysay weerarkii Godka Jilacow, iyadoo taageerana u muujisay Soomaaliya

IGAD oo si xooggan u cambaareysay weerarkii Godka Jilacow, iyadoo taageerana u muujisay Soomaaliya

OCT 05, 2025

Axad, October 5, 2025 (HOL) - Urur Goboleedka Iskaashiga dalalka Bariga Afrika ee IGAD ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarkii  kooxda Al-Shabaa...

Warkii oo dhan »
Mucaaradka Puntland oo ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu ka shaqeynayo aqoonsiga Somaliland

Mucaaradka Puntland oo ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu ka shaqeynayo aqoonsiga Somaliland

OCT 05, 2025

 Axad, October 5, 2025 (HOL) - Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa si adag u cambaareeyay war-murtiyeed kasoo baxay shir ka dhacay Nairobi 4�...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo howgal miino baaris ah ka sameeyay degmada Awdheegle

Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo howgal miino baaris ah ka sameeyay degmada Awdheegle

OCT 05, 2025

Axad, October 5, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dowladda Uganda ee qeybta ah howlgalka AUSSOM ayaa maanta howlgal m...

Warkii oo dhan »
Somaliland iyo Puntland oo kala saxeexday heshiis iskaashi amni iyo wada shaqayneed

Somaliland iyo Puntland oo kala saxeexday heshiis iskaashi amni iyo wada shaqayneed

OCT 05, 2025

Axad, October 5, 2025 (HOL) - Mas’uuliyiin ka kala socday Somaliland iyo Puntland ayaa markii ugu horreysay yeeshay kulan fool ka fool ah oo lagu qa...

Warkii oo dhan »
Ururada u dooda xaquuqda carruurta oo soo dhoweeyay ansixinta Soomaaliya ee Axdiga Afrika ee carruurta

Ururada u dooda xaquuqda carruurta oo soo dhoweeyay ansixinta Soomaaliya ee Axdiga Afrika ee carruurta

OCT 05, 2025

 Axad, October 5, 2025 (HOL) - Ururada caalamiga ah ee u dooda xuquuqda carruurta, sida Save the Children, ayaa soo dhaweeyay ansixinta Soomaaliy...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kismaayo u tagay Wadahadalka Jubaland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kismaayo u tagay Wadahadalka Jubaland

OCT 05, 2025

 Axad, October 5, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku ...

Warkii oo dhan »