Wararka Maanta
Dowladda Fedaraalka oo maanta dib u fureysa qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho ee mudada dheer xirnaa
Sabti, October 4, 2025 (HOL) - Waxaa Maanta oo Sabti ah lagu wadaa in dib loo furo qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqd...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: "Muqdisho ma sii ahaan doonto magaalo ciriiri ah oo Al-Shabaab ay ku dhuuman karaan"
Sabti, October 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu mas’uul ka yahay maa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo hay’adaha amniga faray in aan magaalada Muqdisho lala dhexmari karin gaadiid ciidan
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa faray laamaha amniga in aan magaalada Mu...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga Dalka iyo AUSSOM oo Al Shabaab ka xoreeyay tuulooyin ka tirsan Awdheegle
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo garab ka helaya ciidamada nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM, gaar ...
Warkii oo dhan »WFP oo ka digaysa in malaayiin Soomaali ah ay wajahaan gaajo daran iyo nafaqo-xumo
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Hay’adda WFP ayaa maanta oo Jimce ah ka digtay in malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ay halis ugu jiraan in gaajada ...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo ka hortimid Go’aannadii Shirkii Nairobi Jubaland, Puntland iyo Mucaaradka
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay shirkii dhowaan ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda da...
Warkii oo dhan »Dowladda oo Ciidamada ku Sugan Mahaday ku Amartay Sugidda Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Abukar Macalin, ayaa maanta ku boorriyay ...
Warkii oo dhan »Taliye Macalim Mahdi oo digniin u diray ciidanka hubkoodi muqaalada la iskaga duubo
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin oo loo yaqaan "Macalim Mahdi", ayaa digniin culus u diray...
Warkii oo dhan »Kenya oo dammiin lacageed kusii deysay labo dhalinyaro Soomaali oo lagu eedeeyay inay ku xadgudbeen calanka dalkaas
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa dammiin lacageed oo gaaraya 50,000k.sh oo u dhiganta $387,15 kusii daysay Labo dhalinyaro Soo...
Warkii oo dhan »Qatar oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay Gacan ka Geystaan Taageerada Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Dowladda Qatar ayaa markale muujisay sida ay uga go'an tahay inay sii waddo taageerada farsamo ee lagu xoojinayo ...
Warkii oo dhan »